{"id":96875,"date":"2025-04-01T06:48:06","date_gmt":"2025-04-01T05:48:06","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96875"},"modified":"2025-04-01T06:48:06","modified_gmt":"2025-04-01T05:48:06","slug":"ciidamada-gorgor-oo-sheegay-in-ay-dardar-galinayaan-howlgalllada-ka-socda-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-gorgor-oo-sheegay-in-ay-dardar-galinayaan-howlgalllada-ka-socda-galmudug\/","title":{"rendered":"Ciidamada Gorgor oo sheegay in ay dardar galinayaan howlgalllada ka socda Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga iyo dadka deegaanka ayaa abaabulka dagaal ka dhan ah AS ka wada deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug, kuwa Deegaanka ayaa kulamo la yeeshay dadka deegaanka Magaalada Wisil ee Koofurta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 18-aad ee Gorgor, Gaashaanle Xasan Ciraaqi ayaa sheegay in ay howlgallo ka dhan\u00a0 ah AS ay ka billaabayaan deegaannada maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cSiyaasiyiinta haddey doonayaan in ay dalka ka taliyaan waa in dowladda laga taageeraan dagaalka AS\u201d ayuu yiri Taliye Xasan Ciraaqi<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliya ayaa sheegay in dadka deegaanka looga baahan yahay in ay ciidamada Amniga ka taageeraan dagaalka.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay Madaxda sare ee dalka ayaa furimaha hore tagayay, halkaasi oo Saraakiisha Ciidanka ku farayeen dardar galinta dagaalka AS.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga iyo dadka deegaanka ayaa abaabulka dagaal ka dhan ah AS ka wada deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug. Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug, kuwa Deegaanka ayaa kulamo la yeeshay dadka deegaanka Magaalada Wisil ee Koofurta Gobolka Mudug. Taliyaha Guutada 18-aad ee Gorgor, Gaashaanle Xasan Ciraaqi ayaa sheegay in ay howlgallo ka dhan\u00a0&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96876,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96875"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96875"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96877,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96875\/revisions\/96877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}