{"id":96871,"date":"2025-03-31T16:56:54","date_gmt":"2025-03-31T15:56:54","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96871"},"modified":"2025-03-31T16:59:18","modified_gmt":"2025-03-31T15:59:18","slug":"afhayeenka-wasaaradda-gaashaandhigga-xfs-ciidanka-dowladda-ayaa-hadda-gacanta-ku-haayo-deegaanka-sabiid-iyo-caanoole","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/afhayeenka-wasaaradda-gaashaandhigga-xfs-ciidanka-dowladda-ayaa-hadda-gacanta-ku-haayo-deegaanka-sabiid-iyo-caanoole\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS \u201cCiidanka dowladda ayaa hadda gacanta ku haayo deegaanka Sabiid iyo Caanoole&#8221;,"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Deegaanka Sabiib iyo Caanoole oo hoos yimaadda Degmadda Afgooye, ayaa la sheegay in ay halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Sheekh Abuukar Maxamed oo faahfaahin ka bixiyay ayaa sheegay in AS uu gaaray khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhawaac.<\/p>\n<p><strong>\u201cCiidanka ayaa hadda deegaanka Sabiid iyo Caanoole gacanta ku haayo, inkastoo tiro 30, ayaa laga dilay walow dib aan ka soo xaqiijin doonno\u201d,<\/strong> ayuu yiri, Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Afhayeenka ayaa sheegay in hawlgallo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, lagu dilay xubno ka tirsan AS iyo gaari nooca dagaalka oo laga gubay.<\/p>\n<p>Hawlgalkaan ay ciidamada dowladda sameeyeen ayaa ku soo aadayo xilli uu maalin ka hor uu gaaray deegaanka lambar 50, iyada oo maalmahii u dambeeyay ay ciidamada hawlgallo ka wadeen duleedka deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Deegaanka Sabiib iyo Caanoole oo hoos yimaadda Degmadda Afgooye, ayaa la sheegay in ay halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Sheekh Abuukar Maxamed oo faahfaahin ka bixiyay ayaa sheegay in AS uu gaaray khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhawaac. \u201cCiidanka ayaa hadda deegaanka Sabiid iyo Caanoole&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96871"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96873,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96871\/revisions\/96873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}