{"id":96853,"date":"2025-03-31T06:30:34","date_gmt":"2025-03-31T05:30:34","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96853"},"modified":"2025-03-31T06:30:34","modified_gmt":"2025-03-31T05:30:34","slug":"shabeelaha-hoose-oo-lagu-diyaariyay-macawiisley-weerarta-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shabeelaha-hoose-oo-lagu-diyaariyay-macawiisley-weerarta-as\/","title":{"rendered":"Shabeelaha Hoose oo lagu diyaariyay Macawiisley weerarta AS \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa lagu diyaariyay Ciidan Macawiisley ah oo ka howlgalaya deegaannada Gobolkaas sida ay xaqiijiyeen mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulka oo qorshahaan wax ka abaabulay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Nambar 50 ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre hor dhigay in Xukuumadda Dan-Qaran ay bixiso Mushaarka ama garaamka ay qaadanayaan ciidamadaan deegaanka kala garanaya ee Macawiisleyda.<\/p>\n<p>Goobaha inta badan laga fulinayo howlgallada ayuu ku sheegay in ay kamid yihiin dhulka u dhaxeeya Afgooye ilaa Marka iyada oo laga geynayo dhinaca Xeebta maadaama halkaas ay ku sugan yihiin xubno katirsan \u2018AS\u2019 sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cDadka Deegaanka Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay Khawaariijta ula dagaalameen si iskood ah oo iyaga ayaa iibsaday hubkooda iyo rasaastooda, waxa ay qayb ka ahaayeen dagaallo ka dhacay Degmooyin badan, mudane Ra\u2019iisul Wasaare waxa aan u baahanay garaamkooda, saadkooda iyo miisaaniyaddooda, mid mid ayay u yaqaanaan dhulka u dhaxeeya Nambar 50, Abuutey ilaa gumeysi diid\u201d<\/em><\/strong> Guddoomiyaha Nambar 50.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa lagu diyaariyay Ciidan Macawiisley ah oo ka howlgalaya deegaannada Gobolkaas sida ay xaqiijiyeen mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulka oo qorshahaan wax ka abaabulay. Guddoomiyaha Nambar 50 ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre hor dhigay in Xukuumadda Dan-Qaran ay bixiso Mushaarka ama garaamka ay qaadanayaan ciidamadaan deegaanka kala garanaya ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":96854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96853"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96855,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96853\/revisions\/96855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}