{"id":96843,"date":"2025-03-30T11:12:53","date_gmt":"2025-03-30T10:12:53","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96843"},"modified":"2025-03-30T11:12:53","modified_gmt":"2025-03-30T10:12:53","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-waqti-la-qaatay-agoonta-ay-dhaleen-askarta-saraakiisha-ku-dhimatay-howlgallada-ka-dhanka-ah-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-waqti-la-qaatay-agoonta-ay-dhaleen-askarta-saraakiisha-ku-dhimatay-howlgallada-ka-dhanka-ah-as\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo waqti la qaatay Agoonta ay dhaleen Askarta &#038; Saraakiisha ku dhimatay howlgallada ka dhanka ah AS \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay agoonta ay dhaleen saraakiisha iyo ciidamada Dowladda ee ku dhintay dagaallada ka dhanka ah \u2018AS.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in tani ay muujineyso daryeelka Dowladda iyo ka warqabkooda carruurtaas oo aabayaashood naftooda\u00a0 huray Dalka, Dadka iyo Diinta sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Waxa uu ballanqaaday in ay heli doonnaan xuquuqda ay ku leeyihiin Dowladda mar haddii ay noqdeen agoon u baahan garabka Dowladda Federaalka sida uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ciidsiisay carruurta agoonta ah ee dhaleen Saraakiisha iyo Ciidamada qalabka sida Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay u helaan garab istaagga ay u baahan yihiin sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay agoonta ay dhaleen saraakiisha iyo ciidamada Dowladda ee ku dhintay dagaallada ka dhanka ah \u2018AS. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in tani ay muujineyso daryeelka Dowladda iyo ka warqabkooda carruurtaas oo aabayaashood naftooda\u00a0 huray Dalka, Dadka iyo Diinta sida&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":96844,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96843"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96843"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96845,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96843\/revisions\/96845"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96844"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}