{"id":96809,"date":"2025-03-29T05:48:59","date_gmt":"2025-03-29T05:48:59","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96809"},"modified":"2025-03-29T05:48:59","modified_gmt":"2025-03-29T05:48:59","slug":"sacuudiga-oo-baaraya-gacan-qaad-ka-dhacay-masjidka-nabiga-nnkh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sacuudiga-oo-baaraya-gacan-qaad-ka-dhacay-masjidka-nabiga-nnkh\/","title":{"rendered":"Sacuudiga oo baaraya gacan qaad ka dhacay Masjidka Nabiga NNKH"},"content":{"rendered":"<p>War kooban oo kasoo baxay Booliiska Xaramka sida gaarka ah u ilaaliya amniga Dadka halkaas taga iyo mas\u2019uuliyiinta ku sugan ayaa lagu sheegay in la baarayo Haweeney u gacan qaadday Askari katirsan Ilaaladaas iyo falcelin uu sameeyay.<\/p>\n<p>Booliiska ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay arrinta dhacday balse baaris kaddib sharciga la isla aadi doonno si aanay markale u dhicin Askari gudanaya waajibkiisa loo gaan qaado sida lagu yiri bayaanka kasoo baxay Laamaha ammaanka Xaramka.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaaxda dabagalka dambiyada waxa ay baaris ku hayaan Haweeneyda u gacan qaadday Askari katirsan ilaalada Masjidka Nabiga NNKH oo gudanaya waajibkiisa, waa muhiim in sharciga loo daadejiyo falkaas\u201d<\/em><\/strong> ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Booliiska Xaramka.<\/p>\n<p>Muuqaal kooban oo Baraha Bulshada soo galay waxaa ka muuqday 2 Dumar oo u socday dhinaca meel xiran oo ay ku sugnaayeen ciidamada ammaanka, muran kooban kaddib Haweeneyda ayaa u gacan qaadday kaddib askariga dhowr jeer ayuu u dharbaaxay.<\/p>\n<p>Ciidamo kale &amp; Saraakiil kale oo isku shaqo ahaayeen Ninka gacan qaadka sameeyay ayaa kusoo baxay iyaga oo ugu dambeyn labo dhinac u kala bixiyay Askariga iyo Haweeneyda waxaana xigay baaritaanno looga gungaarayo sida wax u dhaceen.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kooban oo kasoo baxay Booliiska Xaramka sida gaarka ah u ilaaliya amniga Dadka halkaas taga iyo mas\u2019uuliyiinta ku sugan ayaa lagu sheegay in la baarayo Haweeney u gacan qaadday Askari katirsan Ilaaladaas iyo falcelin uu sameeyay. Booliiska ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay arrinta dhacday balse baaris kaddib sharciga la isla aadi doonno&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":96810,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96809"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96809"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96811,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96809\/revisions\/96811"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}