{"id":96801,"date":"2025-03-28T10:43:38","date_gmt":"2025-03-28T10:43:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96801"},"modified":"2025-03-28T10:51:23","modified_gmt":"2025-03-28T10:51:23","slug":"dhul-gariir-cabirkiisu-gaaraya-7-7-magnitude-oo-ku-dhuftay-myanmar-thailand-bangladesh-china","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dhul-gariir-cabirkiisu-gaaraya-7-7-magnitude-oo-ku-dhuftay-myanmar-thailand-bangladesh-china\/","title":{"rendered":"Dhul gariir cabirkiisu gaaraya 7.7 Magnitude oo ku dhuftay Myanmar, Thailand, Bangladesh &#038; China"},"content":{"rendered":"<p>Dhul gariir xooggan oo lagu sheegay in uu cabirkiisu gaarayo 7.7 Magnitude ayaa ku dhuftay Dalal badan oo dhaca Qaaradda Aasiya sida Myanmar, Thailand, Bangladesh &amp; Shiinaha, waxaa ka dhashay dhimasho, dhaawac iyo burbur hanti.<\/p>\n<p>Boqolaal ruux ayaa ku xayiran dhismo ku burburay dhul gariirkaas, kooxaha gurmadka degdega ah ayaa kusoo warramay in adeegga caafimaad ee la heli meelaha qaar uu aad u liito, taasina ay muujineyso cabsida laga qabo khasaaraha sii kordhi kara.<\/p>\n<p>Xubin kamid ah shaqaalaha gurmadka degdega ah ayaa sheegay in magaalooyinka qaar isu socodkooda uu go\u2019ay kaddib markii dhul go\u2019aas uu dhibaato gaarsiiyay waddooyinkii muhiimka ahaa sidaas awgeed cabsi dhinaca socodka ay timid.<\/p>\n<p>Meelo badan oo kamid ah dhulka diiwaanka Hay\u2019adda UNESCO ku jira ayaa burbur xooggan ka jira gaar ahaan meelihii la isku sawiri jiray ee astaamaha caanka u ah Dalalka Myanmar iyo Thailand sida ay sheegeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Magaalada Boqortooyada ee Duudiistaha ku badan yahay, boqolaal ruux ayaa ku xayiran, waxaa la raadinayaa dhabbihii lagu soo badbaadin lahaa si aanay ugu dhiman maadaama la damiyay korontadii sida wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhul gariir xooggan oo lagu sheegay in uu cabirkiisu gaarayo 7.7 Magnitude ayaa ku dhuftay Dalal badan oo dhaca Qaaradda Aasiya sida Myanmar, Thailand, Bangladesh &amp; Shiinaha, waxaa ka dhashay dhimasho, dhaawac iyo burbur hanti. Boqolaal ruux ayaa ku xayiran dhismo ku burburay dhul gariirkaas, kooxaha gurmadka degdega ah ayaa kusoo warramay in adeegga caafimaad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":96802,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96801"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96801"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96805,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96801\/revisions\/96805"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}