{"id":9678,"date":"2018-10-20T09:32:26","date_gmt":"2018-10-20T08:32:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9678"},"modified":"2018-10-20T09:32:26","modified_gmt":"2018-10-20T08:32:26","slug":"lionel-messi-oo-ka-hor-kulanka-cwa-abaalmarin-qaali-ah-ka-helaya-xirirka-spain-sidee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/lionel-messi-oo-ka-hor-kulanka-cwa-abaalmarin-qaali-ah-ka-helaya-xirirka-spain-sidee\/","title":{"rendered":"Lionel Messi oo ka hor kulanka cwa Abaalmarin qaali ah ka helaya Xirirka Spain, Sidee?"},"content":{"rendered":"<p>Kabtan kooxda Barcelona iyo xulka Spain ayaa ku guuleystay Abaalmarinta \u00a0xidiga ugu fiican horyaalka Spain ee La Liga.<\/p>\n<p>Xiriirka kubada cagta Spain ee ayaa ku dhawaaqay in uu xiddiga Barcelona ku guulaystay xiddiga ugu fiican La Liga \u00a0bishii Sepetmber kadib markii uu dhaliyay 3 gool sidoo kale caawiye ka noqday 4 gool oo kale.<\/p>\n<p>Xiriirka ayaa amaanay qaab ciyaareedka Messi ee bishii September oo uu kooxdiisa u soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah sidoo kale ku hogaamiyay in ay hogaanka hayso bishii september oo dhan ka hor intii ayna waayin bishan.<\/p>\n<p>Xiddiga reer Argentine ayaa abaalmarintan gudoomi doono kulanka ay kooxdiisu cwa Camp Nou kula ciyaari doonto hogaamiyayaasha horyaalka La Liga ee Sevilla.<\/p>\n<p>Barcelona ayaa la ciyaari doonta kooxda Sevilla oo ku jirta wakhti fiican halka ay Barcelona raadinayso guusheedii ugu horaysay kadib 4 kulan oo ayna wax guul ah gaarin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kabtan kooxda Barcelona iyo xulka Spain ayaa ku guuleystay Abaalmarinta \u00a0xidiga ugu fiican horyaalka Spain ee La Liga. Xiriirka kubada cagta Spain ee ayaa ku dhawaaqay in uu xiddiga Barcelona ku guulaystay xiddiga ugu fiican La Liga \u00a0bishii Sepetmber kadib markii uu dhaliyay 3 gool sidoo kale caawiye ka noqday 4 gool oo kale. Xiriirka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9679,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9678"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9678"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9678\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}