{"id":96760,"date":"2025-03-26T14:26:30","date_gmt":"2025-03-26T14:26:30","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96760"},"modified":"2025-03-26T14:26:30","modified_gmt":"2025-03-26T14:26:30","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-hawlgal-ay-ka-fuliyeen-buuralayda-gobolka-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-hawlgal-ay-ka-fuliyeen-buuralayda-gobolka-bari\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay hawlgal ay ka fuliyeen Buuralayda gobolka Bari"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ay si Wadajir u fuliyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay ka sameeyee buuraha Golis\u00a0 ee goblka Bari ee dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Hawlgalkaan ayaa dhacay xalay fiidkii ayaa lagu sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan ISIS, iyada oo aysan wax dhibaato ah shacabku gaarin.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhammeystiran:-<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/486548028_1169673635199241_5075704032442007939_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=Mpmo77fl6Z4Q7kNvgHDnSvn&amp;_nc_oc=AdmktIhnirnWnv6eJwa3Lq4mqLAoToURhiN-LSyb1ZoeoVN0VspxsQbxNbXelhePkww&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=WJsWIrOPbDDTw7vk9NPsQA&amp;oh=00_AYFBF7ut6ztodFRsBRjdUov_ss6ZwW61laDi-HCUZo-CQA&amp;oe=67E9E085\" alt=\"May be an image of \u200etext that says '\u200eMinistryo \u0648\u0632\u0627\u0631\u0629 Howlgal beegsaday khawaarijta ISIS oo dhacay Buuralayda 26, Maarso Muqdisho, Ciidamada Maraykanka 2025: Howlgal Wadajir Afrika (AFRICOM) dowlad ayaa Federaalka Soomaaliya goboleedka bartilmaameedsaday kooxda argagixisada dhacay buuraha Puntland shaqeynayaa Dowladda goblka Soomaaliya, kuwaas Xog horudhaca ee muujinaysa laga helay dhowr xubnood wax khasaare howglka 00 ka dhacay tirsan ISIS- xalay khasaaraha cadowga fiidkii dilay, ayaa gaaray shacabka, walina iyadoo aysan jirin gaarsiiyay howlgalka. socda tirakoobka beegsaday argagixisada arxanka darran goobo gabbaad Daacish ciribtirayo khawaarijta ayaa lagu taageerayay Ciimada goboleedka Puntland ka wadaan Buuralayda Caalmiskaad Federaalka Soomaaliya khawaarijta ISIS iyo Alshabaab garabsanaysa hawlgallada saaxiibadeeda qatar ku amniga nabad\u200e'\u200e\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hori sidaan oo kale duqeymo ka fulisay, iyada oo\u00a0 \u00a0garabsanaysa saaxiibadeeda Caalimka AFRICOM, kaas oo ay ka sameeyee buuraha Golis\u00a0 ee goblka Bari ee dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ay si Wadajir u fuliyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay ka sameeyee buuraha Golis\u00a0 ee goblka Bari ee dowlad goboleedka Puntland. Hawlgalkaan ayaa dhacay xalay fiidkii ayaa lagu sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan ISIS, iyada oo aysan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96760"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96760"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96761,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96760\/revisions\/96761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}