{"id":96642,"date":"2025-03-22T12:04:15","date_gmt":"2025-03-22T12:04:15","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96642"},"modified":"2025-03-22T12:05:27","modified_gmt":"2025-03-22T12:05:27","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-xilka-u-kala-wareejiyay-wasiirkii-hore-wasaaradda-gaadiidka-iyo-duulista-hawada-iyo-wasiirka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-xilka-u-kala-wareejiyay-wasiirkii-hore-wasaaradda-gaadiidka-iyo-duulista-hawada-iyo-wasiirka-cusub\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Ku xigeenka XFS oo xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasiirka cusub \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal iyo Wasiirka cusub Maxamed Faarax Nuux.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka dalka ayaa uga mahadceliyey Wasiirkii hore Fardowsa Cismaan Cigaal shaqadii ay ka soo qabatay Wasaaradda muddadii ay hoggaminaysay, isaga oo sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go\u2019an tahay casriyeynta, horumarinta siyaasadda, shuruucda, iyo kaabayaasha dhaqaaale ee dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Saalax Axmed Jaamacay \u00a0ayaa kula dardaarmay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maxamed Faarax Nuux, in uu sii labo jibbaaro shaqada Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ay u hayso dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa ahayd Labadii sano ee la soo dhaafay Wasiirkii Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada , iyada oo maanta xilka kala wareegay wasiirka cusub ee Wasaaradda Maxamed Faarax Nuux.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal iyo Wasiirka cusub Maxamed Faarax Nuux. Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka dalka ayaa uga mahadceliyey Wasiirkii hore Fardowsa Cismaan Cigaal shaqadii ay ka soo qabatay Wasaaradda muddadii ay hoggaminaysay, isaga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96642"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96642"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96645,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96642\/revisions\/96645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}