{"id":9644,"date":"2018-10-20T05:22:48","date_gmt":"2018-10-20T04:22:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9644"},"modified":"2018-10-20T05:22:48","modified_gmt":"2018-10-20T04:22:48","slug":"rwanda-oo-50-wasiirrada-haween-ka-dhigtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rwanda-oo-50-wasiirrada-haween-ka-dhigtay\/","title":{"rendered":"Rwanda oo 50% wasiirrada Haween ka dhigtay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Rwanda ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa wasiirrada waxaana uu dhimay tirada Golaha Wasiirrada.<\/p>\n<p>Wasiirrada Rwanda ayaa ahaa 31 xubnood,waxaana hadda lagu soo koobay 26 xunood oo kala bar ay Haween yihiin.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa waxaa ay ku soo aadday iyada oo Itoobiya ay isla bishan gudaheeda soo dhistay Gole wasiirro oo ka kooban 20 xubnood kala barna Haween yihiin.<\/p>\n<p>Dalka Rwanda waa dalka kaliya ee Afrikaan ah ee ay Haweynka heystaan kuraasta ugu badan Golaha shacabka oo ay ka heystaan 49 kursi,kuraasta guudna waa 80 xubnood.<\/p>\n<p>Rwanda ayaa sidaas ku noqotay dalkii 2aad ee Afrika ee Golaha Wasiirrada kala bar Haween ka dhiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Rwanda ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa wasiirrada waxaana uu dhimay tirada Golaha Wasiirrada. Wasiirrada Rwanda ayaa ahaa 31 xubnood,waxaana hadda lagu soo koobay 26 xunood oo kala bar ay Haween yihiin. Arrintan ayaa waxaa ay ku soo aadday iyada oo Itoobiya ay isla bishan gudaheeda soo dhistay Gole wasiirro oo ka kooban&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9645,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9644"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9644"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9644\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}