{"id":9509,"date":"2018-10-17T10:20:04","date_gmt":"2018-10-17T09:20:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9509"},"modified":"2018-10-17T10:20:04","modified_gmt":"2018-10-17T09:20:04","slug":"barcelona-oo-isha-ku-heysa-daafac-tottenham-ka-tirsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/barcelona-oo-isha-ku-heysa-daafac-tottenham-ka-tirsan\/","title":{"rendered":"Barcelona oo isha ku heysa daafac Tottenham ka tirsan."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa daafaca dhexe ee Tottenham Toby Alderweireld.<\/p>\n<p>Tababaraha kooxda Barcelona ayaa isha ku haya xaalada daafac kooxda Tottenham iyo xulka Biljim-ka .<\/p>\n<p>Toby Alderweireld ayaa loo arkaa inuu yahay badalka saxda ah ee Jordi Alba kaa oo aan cago badan ku taagneyn.<\/p>\n<p>Alderweireld ayaa sagaal kulan u saftay tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan Tottenham.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa daafaca dhexe ee Tottenham Toby Alderweireld. Tababaraha kooxda Barcelona ayaa isha ku haya xaalada daafac kooxda Tottenham iyo xulka Biljim-ka . Toby Alderweireld ayaa loo arkaa inuu yahay badalka saxda ah ee Jordi Alba kaa oo aan cago badan ku taagneyn. Alderweireld ayaa sagaal kulan u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9510,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9509"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9509"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9509\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}