{"id":9489,"date":"2018-10-17T09:30:59","date_gmt":"2018-10-17T08:30:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9489"},"modified":"2018-10-17T09:51:03","modified_gmt":"2018-10-17T08:51:03","slug":"wasiirrada-arrimaha-dibadda-eritrea-iyo-itoobiya-oo-yimid-muqdishosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirrada-arrimaha-dibadda-eritrea-iyo-itoobiya-oo-yimid-muqdishosawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirrada arrimaha dibadda Eritrea iyo Itoobiya oo yimid Muqdisho,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirrada arrimaha dibadda Dalalka Eritrea iyo Itoobiya ayaa ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DpskWEjX4AEu3sC.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta kale ee ka qeybgashay soo dhaweyntooda waxaa ka mid ah Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka mid ahaa mas&#8217;uuliyiinta qaabilay soona dhaweeyay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/44255881_1871707979587598_1777397422889107456_n.jpg?_nc_cat=107&amp;oh=625c4c79af95c1f88e887f2ee0dd515a&amp;oe=5C5D18BF\" alt=\"Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit\" \/><\/p>\n<p>Wasiirradan oo wada saarnaa Diyaarad ay leedahay Dowladda Itoobiya ayaa waxa qaabilay saraakiil ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ujeedada safarkooda wali si rasmi ah uma shaacin dowladda Soomaaliya,waxaana la filayaa in saacadaha soo socda ay kulan la qaataan madaxda ugu sarreysa dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/44215887_1871708039587592_2503315529490497536_n.jpg?_nc_cat=110&amp;oh=13b48b37eae94671e1a165d2655885cb&amp;oe=5C3E561F\" alt=\"Image may contain: 1 person, standing and outdoor\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dowladaha Itoobiya iyo Eritrea waxaa ay la gashay heshiisyo iskaashiga amaanka,dhaqaalaha, Ganacsiga iyo horumarka la xiriira.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho 16kii June, Ra\u2019isalwasaaraha Itoobiya kula saxiixday heshiis ay Itoobiya ku maalgashaneyso afar dekadood oo ay leedahay Soomaaliya, waxaa kale oo heshiiskaas ka mid ahaa iskaashiga dhinaca amaanka,horumarka, dhismayaasha Waddooyinka,fududeynta isu socodka Dadka labada dhinac.<\/p>\n<p>Waxaa intaas dheer in Sharikadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ay ku dhawaaqday in 41 Sano kaddib duullimaadkeedii ugu horreeyay uu imanayo Muqdisho 2-da Bisha November ee soo socota.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/44193170_1871708486254214_8047599038490476544_n.jpg?_nc_cat=100&amp;oh=ae3a32c129927d7017e432efd81882da&amp;oe=5C60E297\" alt=\"Image may contain: 1 person, standing and outdoor\" \/><\/p>\n<p>Dhinaca Dalka Eritrea,Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dheggiisa dalkaas 30kii July kula saxiixday heshiis ka kooban afar qodob oo ay ka mid ahaayeen iskaashiga dhaqaalaha,amaanka iyo xiriirka caalamiga ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa jirta in uu socdo dadaal lagu dhameynayo khilaafka dhinaca sohdinta ee u dhaxeeya Dalalka Jabuuti iyo Eritrea,kaas oo taagnaa dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirrada arrimaha dibadda Dalalka Eritrea iyo Itoobiya ayaa ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho. Mas&#8217;uuliyiinta kale ee ka qeybgashay soo dhaweyntooda waxaa ka mid ah Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar. Sidoo kale Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka mid ahaa mas&#8217;uuliyiinta qaabilay soona dhaweeyay. Wasiirradan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9494,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9489"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9489"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9489\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}