{"id":94309,"date":"2025-01-01T14:59:05","date_gmt":"2025-01-01T14:59:05","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=94309"},"modified":"2025-01-01T14:59:05","modified_gmt":"2025-01-01T14:59:05","slug":"taliyaha-nisa-oo-sheegay-in-dhawaan-la-aasi-doono-askartii-lagu-dilay-degmada-ceelbaraf-ee-gobolka-shabeellada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliyaha-nisa-oo-sheegay-in-dhawaan-la-aasi-doono-askartii-lagu-dilay-degmada-ceelbaraf-ee-gobolka-shabeellada-dhexe\/","title":{"rendered":"Taliyaha NISA oo sheegay in dhawaan la aasi doono Askartii lagu dilay degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Hay&#8217;adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa Odoyaasha Dhaqanka ee degmada Moqokori kala hadlay sidii loo aasay Askartii lagu dilay meel u dhow magaalada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada oo halkaasi khudbad ka jeediyay halkaasi ayaa sheegay in dhacdada dhacday qabiil loo rogin, iyo in ciidamada Qaranka furimaha laga soo saarin.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan qorsheynayna in dhawaan la aaso Meydka Askartii lagu dilay degmada Ceelbaraf, arrinta dhacdayna waxaa ay u taala Dowladda Soomaaliya&#8221;<\/strong> ayuu yiri Taliyaha NISA, Cabdullaahi Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Taliyaha Hay&#8217;adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo Odoyaasha Dhaqanka ayaa isku raacay in la Aaso Meydadka Askarta lagu dilay Ceel-baraf isla markaana la aado magaalada Beledweyne, oo aay ku suganyihiin Madax dhaqanka iyo saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Hay&#8217;adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa Odoyaasha Dhaqanka ee degmada Moqokori kala hadlay sidii loo aasay Askartii lagu dilay meel u dhow magaalada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada Dhexe. Taliyaha Ciidamada oo halkaasi khudbad ka jeediyay halkaasi ayaa sheegay in dhacdada dhacday qabiil loo rogin, iyo in ciidamada Qaranka furimaha laga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":94310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94309"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94311,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94309\/revisions\/94311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}