{"id":94295,"date":"2025-01-01T08:53:25","date_gmt":"2025-01-01T08:53:25","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=94295"},"modified":"2025-01-01T08:53:25","modified_gmt":"2025-01-01T08:53:25","slug":"xarunta-wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-la-dhagax-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xarunta-wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-la-dhagax-dhigay\/","title":{"rendered":"Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la dhagax dhigay"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb Gobolka Galgaduud waxaa lagu dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dowladaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Galmudug si marka la dhiso kaddib ugu shaqeyso.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cali Xoosh ayaa dhagax dhigay xaruntaan, waxa ay soo jeediyeen in laga shaqeeyo dhismaha xarumaha danta guud ah.<\/p>\n<p>Dhagaxdhigga waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirro katirsan Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad-Goboledka Galmudug, waxa ay xubnahaas bogaadiyeen dhismaha lagu sameynayo Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad-Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Wasaaradda xarunta loo dhisayo ee Arrimaha Gudaha Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa ballanqaadday in ay ku shaqeyn doonto xaruntaas marka lasoo gabagabeeyo dhismaha lagu billaabayo sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb Gobolka Galgaduud waxaa lagu dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dowladaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Galmudug si marka la dhiso kaddib ugu shaqeyso. Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cali Xoosh ayaa dhagax dhigay xaruntaan, waxa ay soo jeediyeen in laga shaqeeyo dhismaha xarumaha danta guud&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":94296,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94295"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94295"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94297,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94295\/revisions\/94297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}