{"id":94115,"date":"2024-12-25T07:57:38","date_gmt":"2024-12-25T07:57:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=94115"},"modified":"2024-12-25T07:57:38","modified_gmt":"2024-12-25T07:57:38","slug":"netanyahu-oo-markii-saddexaad-qalliin-u-galaya-xannuun-ka-haya-wadnaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/netanyahu-oo-markii-saddexaad-qalliin-u-galaya-xannuun-ka-haya-wadnaha\/","title":{"rendered":"Netanyahu oo Markii saddexaad qalliin u galaya Xannuun ka haya Wadnaha"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil ayaa markii saddexaad waxa uu qalliin wadnaha ah u galayaa xannuun ka asiibay waxaana lagu wadaa in uu xilka usii dhiibo Wasiirkiisa Caddaaladda sida ay sheegeen qaar kamid ah Warbaahinta oo xogtaan helay.<\/p>\n<p>Netanyahu oo hurdadu ku yaraatay sabab la xiriirta xaaladda ka jirta Bariga Dhexe waxa uu dhafarkaas ama soo jeedkaas badan ku sababay xannuunka wadnaha ah uu qabay ee horay labada jeer qalliinka looga sameeyay.<\/p>\n<p>Benjamin Netanyahu ayaa wadnihiisa lagu xiray qalab xoojiya garaaca uu sameynayo, waxaa la siiyay talooyin caafimaad sida in uu iska ilaaliyo wax weliba oo kordhin kara garaacaas xad-dhaafka oo xaalad adag ku sababi karta.<\/p>\n<p>Ilo kala duwan ayaa laga soo xigtay macluumaad ah in Netanyahu uu isticmaalo Cirbado iyo dawooyin uu ku hurdo maadaama laga ilaaliyo in jiifto isaga oo welwelsan ama arrin uusan xalin oo ku taagan sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Horay waxa uu u qiray in uu hurdo marka aanay jirin dagaal ama cabsi xiligaas digniin laga muujinayo balse waqtiyada dagaalladu ay socdaan ayuu tilmaamay in aysan kasoo dhicin kuna qasbanaado isticmaalka dawooyinka lagu hurdo.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil ayaa markii saddexaad waxa uu qalliin wadnaha ah u galayaa xannuun ka asiibay waxaana lagu wadaa in uu xilka usii dhiibo Wasiirkiisa Caddaaladda sida ay sheegeen qaar kamid ah Warbaahinta oo xogtaan helay. Netanyahu oo hurdadu ku yaraatay sabab la xiriirta xaaladda ka jirta Bariga Dhexe waxa uu dhafarkaas ama soo jeedkaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":84761,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94115"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94116,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94115\/revisions\/94116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84761"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}