{"id":94106,"date":"2024-12-24T13:52:46","date_gmt":"2024-12-24T13:52:46","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=94106"},"modified":"2024-12-24T14:45:02","modified_gmt":"2024-12-24T14:45:02","slug":"hayadda-duulista-rayidka-soomaaliyeed-oo-warsaxaafadeed-ka-soo-saartay-afduub-diyaaradeed-oo-shalay-ka-dhacay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hayadda-duulista-rayidka-soomaaliyeed-oo-warsaxaafadeed-ka-soo-saartay-afduub-diyaaradeed-oo-shalay-ka-dhacay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Duulista Rayidka oo war ka soo saartay afduub diyaaradeed oo shalay ka dhacay Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegatay in maalinimadii Shalay ay magaalada Kismaayo ka dhacay fal khatar ku ah amniga nidaamka diyaaradadaha badqabkooda; markii Diyaarad ay leedahay Shirkadda Halla Airlines si xoog ah loogu afduubay Kismaayo, iyada oo lagala wareegay qalabkii isgaarsiinta.<\/p>\n<p><strong>\u201cDiyaarad ay leedahay Shirkadda Halla Airlines ayaa si xoog ah looga afduubay magaalada Kismaayo iyada oo lagala wareegay qalabkii isgaarsiinta, taas oo halis galisay amniga diyaaradda iyo rakaabkii saarnaa, sida ay ku xaqiijiyeen warbixinta hordhaca ah oo ay siiyeen Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed maamulka iyo shaqaalaha diyaaradda.\u201d<\/strong> Ayaa lagu yiri, warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay\u2019adda Duulista RS.<\/p>\n<p>Sidoo kale, warsaxaafadeedka ayaa lagu tilmaamay in falkii dhacay shalay ay ka dhalatay cabsi ku aadan \u00a0in diyaaradihii u safri lahaa Kismaayo ay saaka ku dhiiran waayeen \u00a0safaradoodii u qorshaysnaa ee magaalada Kismayo iyo saameyn taban oo ay ku yeelatay Shacabkii halkaas u safrilahaa.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhammeystiran:-<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/471205546_608299508392812_4404833572624736311_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=d5QwT46KD3wQ7kNvgGcl7cj&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=AYEafdacM7VJWtAZwsKKbSo&amp;oh=00_AYDJpMVpV_5zEhsr7lQsPo-rHHte1GHgNnRS3NAgzfO0Uw&amp;oe=67708633\" alt=\"May be an image of text\" width=\"570\" height=\"773\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegatay in maalinimadii Shalay ay magaalada Kismaayo ka dhacay fal khatar ku ah amniga nidaamka diyaaradadaha badqabkooda; markii Diyaarad ay leedahay Shirkadda Halla Airlines si xoog ah loogu afduubay Kismaayo, iyada oo lagala wareegay qalabkii isgaarsiinta. \u201cDiyaarad ay leedahay Shirkadda Halla Airlines ayaa si xoog&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":94107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94106"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94106"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94109,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94106\/revisions\/94109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}