{"id":94099,"date":"2024-12-24T12:49:38","date_gmt":"2024-12-24T12:49:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=94099"},"modified":"2024-12-24T12:49:38","modified_gmt":"2024-12-24T12:49:38","slug":"soomaaliya-oo-itoobiya-ka-dalbatay-in-ay-baaritaan-ku-sameyso-doorkii-ciidamadooda-ku-lahaayeen-dagaalkii-doolow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-oo-itoobiya-ka-dalbatay-in-ay-baaritaan-ku-sameyso-doorkii-ciidamadooda-ku-lahaayeen-dagaalkii-doolow\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Itoobiya ka dalbatay in ay baaritaan ku sameyso doorkii ciidamadooda ku lahaayeen dagaalkii Doolow"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar\u00a0 ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay dhigiisa dalka Itoobiya Danjire Mesganu Arega.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay wada shaqeyntooda iyo sidii loo sii wadi lahaa wada hadallada heshiiskii Ankara 11-kii bishaan la gaarey.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale laga wada hadlay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Doolow, iyada oo Wasiir Cali Balcad dalbaday cambaareeyay weerarkasasi, isaga oo sheegay in tillaabadaasi ka hor imaaneyso Madaxbannaanida dalka.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><strong>&#8220;Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Balcad ayaa muujiyay dareenka cabashada iyo cambaareynta ficillada Ciidanka Itoobiya ee ka dhacay Doolow ee gobolka Gedo. <\/strong><strong>Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Mesganu Arega Dhankiisa ayaa ka jawaabay isagoo muujiyay sida ay dowladda Itoobiya diyaar ugu tahay in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo dhacdadaas, wuxuuna xaqiijiyay rabitaankooda ah inay la shaqeeyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya,si looga hortago dhacdooyin la mid ah mustaqbalka&#8221;<\/strong> ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.<\/div>\n<\/div>\n<p>Wada hadalka ayaa la qabtay iyada oo lagu salaynayo Baaqa Ankara ee 11-kii Diseembar 2024, iyo qaab dhismeedka fulinta qodobadiisa.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar\u00a0 ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay dhigiisa dalka Itoobiya Danjire Mesganu Arega. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay wada shaqeyntooda iyo sidii loo sii wadi lahaa wada hadallada heshiiskii Ankara 11-kii bishaan la gaarey. Waxaa sidoo kale laga wada hadlay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":94104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94099"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94099"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94105,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94099\/revisions\/94105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}