{"id":94096,"date":"2024-12-24T10:39:40","date_gmt":"2024-12-24T10:39:40","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=94096"},"modified":"2024-12-24T10:39:40","modified_gmt":"2024-12-24T10:39:40","slug":"soomaaliya-dr-congo-oo-kawada-hadlay-xoojinta-xiriirka-ka-dhaxeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-dr-congo-oo-kawada-hadlay-xoojinta-xiriirka-ka-dhaxeeya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya &#038; DR Congo oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda &amp; Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi &amp; dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo Haweeneyda lagu magacaabo Th\u00e9r\u00e8se Kayikwamba Wagner waxa ay kawada hadleen xaaladda labada Dal.<\/p>\n<p>Sida lagu yiri war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, kulankaan ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray Kor u qaadista iskaashiga dhinacyada kala duwan ku qotoma iyo wax ka qabashada baahiyaha Bulshada labada Dal.<\/p>\n<p>Fiqi &amp; Th\u00e9r\u00e8se oo telefoon kuwada hadlay ayaa dhanka kale ku ballamay in la xoojiyo iskaashiga labada Dowlad iyo labada Shacab si loo saldhigo qodobada muhiimka u ah cilaaqaadkooda sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sare u qaadday xiriirka ay la sameysaneyso Dalalka intooda badan ay ku bahoobeen Ururrada Caalamiga ah iyo kuwa Waddamada kooban ay sameystaan si wadashaqeyntoodu isugu soo dhawaato.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda &amp; Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi &amp; dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo Haweeneyda lagu magacaabo Th\u00e9r\u00e8se Kayikwamba Wagner waxa ay kawada hadleen xaaladda labada Dal. Sida lagu yiri war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, kulankaan ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray Kor u qaadista iskaashiga dhinacyada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":94097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94096"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94098,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94096\/revisions\/94098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}