{"id":9371,"date":"2018-10-16T05:12:58","date_gmt":"2018-10-16T04:12:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9371"},"modified":"2018-10-16T05:12:58","modified_gmt":"2018-10-16T04:12:58","slug":"gaadiidka-qaar-oo-qaraxyo-dartood-looga-mamnuucay-baydhaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gaadiidka-qaar-oo-qaraxyo-dartood-looga-mamnuucay-baydhaba\/","title":{"rendered":"Gaadiidka qaar oo qaraxyo dartood looga mamnuucay Baydhaba"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhaba ka mamnuucay qaar ka mid ah Gaadiidka dadweynaha iyo kuwa raaxada.<\/p>\n<p>Taliska Booliska Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Mahad C\/Raxmaan Aadan ayaa sheegay in Gaadiidka kala ah Bajaajta iyo Noohada laga mamnuucay Magaalada Baydhaba.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in xog ay heleen hay&#8217;adaha amaanka ay muujineyso in labadaasi nooc loo adeegsanayo qaraxyo ku wajahan Magaalada.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhaba waxaa ka socda olole doorasho taas oo la filayo in ay dhawaan ka dhacdo magaalada.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha amaaanka ee Koofur Galbeed ayaa ku howllan xaqiijinta amniga Magaalada iyada oo qaraxyo 13kii Bishan ka dhacay Magaalada ay ku dhinteen ugu yaraan 30 qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhaba ka mamnuucay qaar ka mid ah Gaadiidka dadweynaha iyo kuwa raaxada. Taliska Booliska Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Mahad C\/Raxmaan Aadan ayaa sheegay in Gaadiidka kala ah Bajaajta iyo Noohada laga mamnuucay Magaalada Baydhaba. Waxaa uu sheegay in xog ay heleen hay&#8217;adaha amaanka ay muujineyso in labadaasi nooc loo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3516,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9371"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9371"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9371\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}