{"id":9360,"date":"2018-10-15T19:02:10","date_gmt":"2018-10-15T18:02:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9360"},"modified":"2018-10-15T19:02:10","modified_gmt":"2018-10-15T18:02:10","slug":"nisa-oo-sheegtay-iney-qbateen-shabaab-qarax-diyaarinayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-iney-qbateen-shabaab-qarax-diyaarinayay\/","title":{"rendered":"NISA oo sheegtay iney qbateen Shabaab qarax diyaarinayay."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad Sugida iyo Siroonka Qaranka Somaliya ee NISA, Waxey sheegeen iney Xalay gacanta ku soo dhigeen xubin kamid ah Shabaab.<\/p>\n<p>Howlgal laga sameeyay Ex-Control, ayey ku sheegeen in lagu soo qbatay mid kamid ah dagaalamayaasha Shabaab, ninka la soo qbatay xiligaasi waxa uu diyaarinayay qarax lagu dhibaateeyo Shacabka sida NISA sheegtay.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo la soo dhigay Twitterka NISA, ayey ku sheegeen in howlgalka guuleystay, wax kahsaare ahna aaney ka dhalan.<\/p>\n<p>NISA, ayaa shacabka ka dalbatay iney kaalin ka geystaan sidii laamaha amniga loo garab istaagi lahaa, Qoraalka NISA laguma sheegin in Ninka laga soo qbatay Ex-Control Afgooye ama Balcad.<\/p>\n<blockquote class=\"twitter-tweet\" data-width=\"550\" data-dnt=\"true\">\n<p lang=\"tl\" dir=\"ltr\">Howlgal ay ciidamada amaanka xalay ka fuliyeen nawaaxiga X-koontarool, ayay kusoo qabteen xubin AS ah oo maleegayay qarax uu ku haligo shacab badan. Howlgalka cidi wax kuma noqon. Nagu garab istaag ka hortaga cadowga ku howlan gumaadka shacabkeena.<\/p>\n<p>&mdash; NISA (@HSNQ_NISA) <a href=\"https:\/\/twitter.com\/HSNQ_NISA\/status\/1051834578137165826?ref_src=twsrc%5Etfw\">October 15, 2018<\/a><\/p><\/blockquote>\n<p><script async src=\"https:\/\/platform.twitter.com\/widgets.js\" charset=\"utf-8\"><\/script><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad Sugida iyo Siroonka Qaranka Somaliya ee NISA, Waxey sheegeen iney Xalay gacanta ku soo dhigeen xubin kamid ah Shabaab. Howlgal laga sameeyay Ex-Control, ayey ku sheegeen in lagu soo qbatay mid kamid ah dagaalamayaasha Shabaab, ninka la soo qbatay xiligaasi waxa uu diyaarinayay qarax lagu dhibaateeyo Shacabka sida NISA sheegtay. Qoraal kooban oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9361,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9360"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9360"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9360\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}