{"id":9339,"date":"2018-10-15T12:51:37","date_gmt":"2018-10-15T11:51:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9339"},"modified":"2018-10-15T12:51:37","modified_gmt":"2018-10-15T11:51:37","slug":"antonio-valencia-oo-ku-fikiraya-inuu-isaga-tago-kooxda-united","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/antonio-valencia-oo-ku-fikiraya-inuu-isaga-tago-kooxda-united\/","title":{"rendered":"Antonio Valencia oo ku fikiraya inuu isaga tago kooxda United."},"content":{"rendered":"<p>Daafaca kooxda Man United iyo xulka Ecuador Antonio Valencia ayaa qorsheynaya inuu gabi ahaanba kooxda isaga hayaamo suuqa janaayo.<\/p>\n<p>Valencia ayuu heshiiskiisa ku jiraa shardi u ogolaanaya in uu heshiis hordhac ah la sii saxiixdo kooxda uu doonayo bilowga bisha March hadii ayna Man United dhaqan galin halka sano ee dookha ah ee ku jira heshiiskiisa.<\/p>\n<p>Maamulka Man United ayay tahay in ay go,aanka gaaraan 1 bisha March ama ay 33 jirkan u ogolaadaan in uu kooxda uu doono wadahadalo la furo sida laga soo xigtay The Sun.<\/p>\n<p>Xiddiga reer Ecuador ayaa kuso biiray khilaafka ka jira kooxda ee u dhexeeya xiddigaha iyo waliba tababaraha kooxda ee Jose Mourinho.<\/p>\n<p>Mourinho ayaa xiddiga ku eedeeyay in uu cayilay isaga oo sidoo kale kaydka dhigay kadib markii uu Like saaray qoraal lagu dhaleecaynayay tababarihii hore ee Real iyo chelsea.<\/p>\n<p>Inkasta oo uu ku faraxsan yahay in uu sii joogo United inkasta oo ay dhibaato ku haysato hadana Waxa calaamad su,aal la saaray mustaqbalkiisa Old Trafford.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daafaca kooxda Man United iyo xulka Ecuador Antonio Valencia ayaa qorsheynaya inuu gabi ahaanba kooxda isaga hayaamo suuqa janaayo. Valencia ayuu heshiiskiisa ku jiraa shardi u ogolaanaya in uu heshiis hordhac ah la sii saxiixdo kooxda uu doonayo bilowga bisha March hadii ayna Man United dhaqan galin halka sano ee dookha ah ee ku jira&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9341,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9339"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9339"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9339\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}