{"id":9320,"date":"2018-10-15T09:22:27","date_gmt":"2018-10-15T08:22:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9320"},"modified":"2018-10-15T09:22:27","modified_gmt":"2018-10-15T08:22:27","slug":"gary-cahill-oo-qorsheynaya-inuu-isaga-tago-kooxda-chelsea-yuu-ku-biirayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gary-cahill-oo-qorsheynaya-inuu-isaga-tago-kooxda-chelsea-yuu-ku-biirayaa\/","title":{"rendered":"Gary Cahill oo qorsheynaya inuu isaga tago kooxda Chelsea, Yuu ku biirayaa?"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda West Ham United ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo \u00a0saxiixa daafaca dambeedka dhexe ee Chelsea Gary Cahill.<\/p>\n<p>Daafaca kooxda Chelsea iyo xulka Englan ayaa doonaya inuu isaga hayaamo kooxda Chelsea marka uu furmo suuqa bisha janaayo.<\/p>\n<p>Laacibkan ayaa dhawaan dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah oo yurub ka dhisan si ay u helaan adeega laacib waxaana ka mid ah kooxda PSG.<\/p>\n<p>Cahill oo 32 jir ah ayaa 285 kulan u saftay Chelsea tan iyo 2011kii oo uu kaga soo biiray kooxda Bolton Wanderers.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda West Ham United ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo \u00a0saxiixa daafaca dambeedka dhexe ee Chelsea Gary Cahill. Daafaca kooxda Chelsea iyo xulka Englan ayaa doonaya inuu isaga hayaamo kooxda Chelsea marka uu furmo suuqa bisha janaayo. Laacibkan ayaa dhawaan dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9321,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9320"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9320"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9320\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}