{"id":9317,"date":"2018-10-15T09:19:32","date_gmt":"2018-10-15T08:19:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9317"},"modified":"2018-10-15T09:19:32","modified_gmt":"2018-10-15T08:19:32","slug":"milinkovic-savic-oo-markale-dalab-ka-helay-kooxda-ka-ciyaarta-horyaalka-premier-league-ga-waa-tee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/milinkovic-savic-oo-markale-dalab-ka-helay-kooxda-ka-ciyaarta-horyaalka-premier-league-ga-waa-tee\/","title":{"rendered":"Milinkovic-Savic oo markale dalab ka helay kooxda ka ciyaarta horyaalka Premier League-ga, Waa tee?"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda reer Manchester ee United ayaanan wali ka quusan saxiixa laacibka kooxda Lazio iyo xulka Serbia Savic.<\/p>\n<p>Majalada SKY ITALI ayaa warineysa in macalinka United uu daawaday 23-jirkaan qadka dhexe uga dheela Serbia kulankii ay 2-0 kaga badiyeen Montenegro<\/p>\n<p>horyaalka qaramada yurub isagoona weli xiiseynaya laacibkan.<\/p>\n<p>Mourinho ayaa cadeyay inuu doonayo laacibka Lazio ka hor koobkii adduunka laakiin haatan waa mid uu kor u kacay qiimihiisa kaddib markii uu dhamaaday xagaaga.<\/p>\n<p>United ayaa isaga baxday heshiiskaa laakiin Mourinho wuxuu isha ku hayaa inuu lasoo saxiixdo bisha January haddi qiimaha lacageed la isku af garto.<\/p>\n<p>Milinkovic-Savic ayaa ogolaaday inuu heshiis cusub u saxiixo kooxda Lazio bishaan, taasoo ka dhigeysa laacibkii hore ee Genk kan ugu qaalisan xiddigaha qadka dhexe ka ciyaara caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda reer Manchester ee United ayaanan wali ka quusan saxiixa laacibka kooxda Lazio iyo xulka Serbia Savic. Majalada SKY ITALI ayaa warineysa in macalinka United uu daawaday 23-jirkaan qadka dhexe uga dheela Serbia kulankii ay 2-0 kaga badiyeen Montenegro horyaalka qaramada yurub isagoona weli xiiseynaya laacibkan. Mourinho ayaa cadeyay inuu doonayo laacibka Lazio ka hor&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9318,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9317"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9317"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9317\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}