{"id":9313,"date":"2018-10-15T09:12:06","date_gmt":"2018-10-15T08:12:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9313"},"modified":"2018-10-15T09:12:06","modified_gmt":"2018-10-15T08:12:06","slug":"raiisul-wasaare-kheyre-iyo-wafdi-uu-hogaaminayo-oo-gaaray-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-iyo-wafdi-uu-hogaaminayo-oo-gaaray-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Gaaray Magaalada Jowhar."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Jowhar waxaa wafdiga Kheyre kusoo dhoweeyay Mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulka Hir-Shabeelle oo ugu horeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya uu dhagax dhigayo Mashariic laga hirgelinayo Magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Waxa kamid ah Goobaha uu dhagax dhigayo: Dhismaha Xarunta Baarlamaanka Hir-Shabeelle, Wadada isku xirta Magaalada Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladaas iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Ammaanka Magaalada ayaa adkeeyay, waxana Gaadiidka loo diiday in ay isticmaalaan Wadada u dhaxeyso Madaxtooyada Hir-Shabeelle iyo Garoonka Diyaaradaha Jowhar oo ay marayaan wafdiga.<\/p>\n<p>Waxaa Ra&#8217;iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre Magaalada Jowhar kaga sii horeeyay Ciidamo katirsan Dowladda oo Muqdisho laga qaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Jowhar waxaa wafdiga Kheyre kusoo dhoweeyay Mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulka Hir-Shabeelle oo ugu horeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya uu dhagax dhigayo Mashariic laga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9120,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9313"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9313"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9313\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}