{"id":9308,"date":"2018-10-15T08:21:43","date_gmt":"2018-10-15T07:21:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9308"},"modified":"2018-10-15T08:22:53","modified_gmt":"2018-10-15T07:22:53","slug":"qaramada-midoobe-oo-sheegtay-in-xaalad-nololeed-ay-ka-jirto-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qaramada-midoobe-oo-sheegtay-in-xaalad-nololeed-ay-ka-jirto-yemen\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobe oo sheegtay in Xaalad Nololeed ay ka jirto Yemen."},"content":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobe ayaa war ay soo saartay ku sheegay in ku dhow 13 Milyan oo Carruur u badan ay ku dhibaateysan yihiin Dalka Yemen.<\/p>\n<p>Waxa ay soo jeedisay in Dowladda Yemen oo garab ka helaya Isbaheysiga Sacuudiga iyo Kooxda Xuutiyiinta lagu cadaadiyo sidii ay u joojin lahaayeen Dagaalka ka dhex jira si gar-gaar loo gaarsiiyo Dadkaas.<\/p>\n<p>Ergayga Qaramada Midoobe u qaabilsan Yemen ayaa soo ka dalbaday Sanduuqa dhaqaalaha Qaramada Midoobe in uu Gurmad deg deg ah ugu deeqo Dhiabanayaasha Yemen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xubnaha Qaramada Midoobe ee Yemen ayaa soo jeediyay in Isbaheysiga Sacuudiga laga dalbado in uu joojiyo Duqeynta ay geysanayaan oo Khasaaraha ka dhashay ay qayb ka noqoto dhibaatada.<\/p>\n<p>Deegaano horleh ayaa Warka lagu sheegay in ay ka Barakaceen Dadkii Deegaanka ahaa oo ku noolaa, kadib Cabsi ay ka muujiyeen Dagaalada iyo Duqeymaha aan dhammaadka laheyn.<\/p>\n<p>Muuqaalo laga soo duubay waxaa ka muuqanayay Dadka Yemeniyiinta oo Cunaya Caleenka Geedaha, taasi ayaa kasii dartay Xaaladda Gaajo ee ka jirta Dalkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobe ayaa war ay soo saartay ku sheegay in ku dhow 13 Milyan oo Carruur u badan ay ku dhibaateysan yihiin Dalka Yemen. Waxa ay soo jeedisay in Dowladda Yemen oo garab ka helaya Isbaheysiga Sacuudiga iyo Kooxda Xuutiyiinta lagu cadaadiyo sidii ay u joojin lahaayeen Dagaalka ka dhex jira si gar-gaar loo gaarsiiyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9309,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9308"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9308"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9308\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9309"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}