{"id":9304,"date":"2018-10-15T08:12:30","date_gmt":"2018-10-15T07:12:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9304"},"modified":"2018-10-15T08:12:30","modified_gmt":"2018-10-15T07:12:30","slug":"al-shabaab-oo-sheegtay-in-ay-dileen-ciidamo-katirsan-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-in-ay-dileen-ciidamo-katirsan-amisom\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo sheegtay in ay dileen Ciidamo katirsan AMISOM."},"content":{"rendered":"<p>War lagu qoray Warbaahinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in Weerar wado gal ah ay ku dileen 15-katirsan Ciidamada Uganda ee ku howlgala Magaca AMISOM.<\/p>\n<p>Al-Shabaab waxa ay intaa ku dareen kahor inta aan dagaalka dhexmarin Ciidamada Uganda iyo Al-Shabaab, in ay weerareen Ciidamo katirsan Dowladda.<\/p>\n<p>Askarta Uganda ayay sheegeen in ay gurmad siinayeen Ciidamada Soomaalida ee ku sugan Hareeraha Magaalada Marka oo ay saldhigyo ku leeyihiin.<\/p>\n<p>Ma jiro war kasoo baxay AMISOM oo ay ugu hadlayaan Sheegashada Shabaab ee ah in ay ka dileen Askari, sidoo kale ma jiro war kasoo baxay Dowladda Federaalka oo ay isla howlgalaan Ciidamada AMISOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War lagu qoray Warbaahinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in Weerar wado gal ah ay ku dileen 15-katirsan Ciidamada Uganda ee ku howlgala Magaca AMISOM. Al-Shabaab waxa ay intaa ku dareen kahor inta aan dagaalka dhexmarin Ciidamada Uganda iyo Al-Shabaab, in ay weerareen Ciidamo katirsan Dowladda. Askarta Uganda ayay sheegeen in ay gurmad siinayeen Ciidamada Soomaalida&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,1,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9304"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9304"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9304\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}