{"id":92899,"date":"2024-11-12T12:46:11","date_gmt":"2024-11-12T12:46:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=92899"},"modified":"2024-11-12T15:30:24","modified_gmt":"2024-11-12T15:30:24","slug":"soomaaliya-oo-ka-qeyb-gashay-shirweynaha-isbeddelka-cimilada-ee-ka-qabsoomay-dalka-azerbaijan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-oo-ka-qeyb-gashay-shirweynaha-isbeddelka-cimilada-ee-ka-qabsoomay-dalka-azerbaijan\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka Qeyb Gashay Shirweynaha Isbeddelka Cimilada ee ka Qabsoomay Dalka Azerbaijan"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Ahmed Jama iyo wafdi uu hoggaaminaya, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Caalamiga ah ee Isbeddelka Cimilada, ee COP29, kaas oo ka qabsoomay magaalada Baku ee dalka Azerbaijan.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa dadaallada caalamiga ah ee lagu wajahayo Isbeddelka cimilada, iyada oo Soomaaliya ay si firfircoon u mataleyso danaha iyo dedaalada ay ugu jirto la tacaalidda saameynta daran ee Isbeddelka cimilada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Salah Ahmed Jama ayaa shirkan uga qayb galay mowduucyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin: adkeynta iskaashiga caalamiga ah ee ku saabsan la tacaalidda Isbeddelka cimilada, taageerada dhaqaalaha cagaaran lagu taageero dalalka soo koraya iyo tamarta nadiifka ah, iyo kordhinta taageerada dhinaca bini\u2019aadamnimada iyo xaaladaha deg-degga ah ee ka dhasha masiibooyinka dabiiciga ah ee saameeya Soomaaliya iyo dalalka gobolka.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa kamid ah dalalka ay sida weyn u saameeyay isbedelka cimillada, waxaana soconaya dadaalo lagula tacaalayo.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Ahmed Jama iyo wafdi uu hoggaaminaya, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Caalamiga ah ee Isbeddelka Cimilada, ee COP29, kaas oo ka qabsoomay magaalada Baku ee dalka Azerbaijan. Shirkaan ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa dadaallada caalamiga ah ee lagu wajahayo Isbeddelka cimilada, iyada oo Soomaaliya ay si firfircoon u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":92900,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92899"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92899"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92911,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92899\/revisions\/92911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}