{"id":92897,"date":"2024-11-12T12:18:39","date_gmt":"2024-11-12T12:18:39","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=92897"},"modified":"2024-11-12T12:19:36","modified_gmt":"2024-11-12T12:19:36","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-hawlgallo-ka-sameysay-deegaano-hoostaga-magaaalada-galcad-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-hawlgallo-ka-sameysay-deegaano-hoostaga-magaaalada-galcad-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo Hawlgallo ka sameysay deegaano hoostaga magaaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ay ka sameeyeen deegaanka Dharaarweyn ee hoostaga magaaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Hawlgalka ayaa lagu sheegay in lagu dilay xubno kamid Al-shabaab, iyada oo halkaas lagu gubay gawaarida loo yaqaanno nooca Cabdi Bilaha iyo hub iyo rasaas.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka:-<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/465970463_1065343755632230_3302128187061781721_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=nBhGGCCBhJEQ7kNvgGKPAVE&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=A2JE7s4_C1GWd7obFPucJ5G&amp;oh=00_AYBKFHj4xy5hbIq3GTs6hfWRDArJpXqo2Ft_1f99vo5Cog&amp;oe=673919BD\" alt=\"May be a doodle of text\" width=\"788\" height=\"1116\" \/><\/p>\n<p>Muddooyinkii u dambeeyay dowladda Soomaaliya ayaa wadday hawlgallo ka dhan Al-shabaab, iyaga oo ka sammeyneysay deegannada hoostaga magaaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud; haddana la filaayo in ay ka sii sameeyaan deegaanno u dhow Cowsweyne.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ay ka sameeyeen deegaanka Dharaarweyn ee hoostaga magaaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud. Hawlgalka ayaa lagu sheegay in lagu dilay xubno kamid Al-shabaab, iyada oo halkaas lagu gubay gawaarida loo yaqaanno nooca Cabdi Bilaha iyo hub iyo rasaas. Halkaan hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka:- Muddooyinkii u dambeeyay dowladda Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":92090,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92897"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92898,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92897\/revisions\/92898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}