{"id":92844,"date":"2024-11-10T14:18:45","date_gmt":"2024-11-10T14:18:45","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=92844"},"modified":"2024-11-10T14:27:42","modified_gmt":"2024-11-10T14:27:42","slug":"soomaaliya-oo-ka-qeyb-gashay-shir-looga-hadlay-arrimaha-bariga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-oo-ka-qeyb-gashay-shir-looga-hadlay-arrimaha-bariga-dhexe\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlay xaaladda Bariga dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa kaga qeybgalay caasimadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya , kaas oo ah shirka wasiirrada ee loogu diyaar garoobayo Shir Madaxeedka Caalamiga ah ee Carabta iyo Islaamka.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa halkaas lagu falanqeeyay arrimaha ka taagan Bariga dhexe, gaar ahaan weerarka joogtada ah ee Israel ku hayso dhulka Falastiin iyo Lubnaan, iyo sidoo kale xaaladaha ugu dambeeyay ee gobolka iyo isku-dubaridka mowqifyada wadajirka ah ee dowladaha xubnaha ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Shirkaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka, \u00a0Xuseen Ibraahim Taha; Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Axmed Aboul Gheit; iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Islaamka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, shirka waxaa ka qaybgalay Danjire Cali Cabdi Aware, Safiirka Soomaaliya ee Dalka Masar ahna Wakiilka Joogtada ah ee Jaamacadda Carabta; Danjire Cabdulqaadir Macallin Nuur, Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka; iyo Danjire Oweys Xaaji Yuusuf, Safiirka \u00a0Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ka dhacay dalka Boqortooyada Sucuudiya, ayaa ahaa shirka wasiirrada ee loogu diyaar garoobayo Shir Madaxeedka Caalamiga ah ee Carabta iyo Islaamka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa kaga qeybgalay caasimadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya , kaas oo ah shirka wasiirrada ee loogu diyaar garoobayo Shir Madaxeedka Caalamiga ah ee Carabta iyo Islaamka. Shirka ayaa waxaa halkaas lagu falanqeeyay arrimaha ka taagan Bariga dhexe, gaar ahaan weerarka joogtada ah ee Israel ku hayso&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":92845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92844"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92844"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92848,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92844\/revisions\/92848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}