{"id":92836,"date":"2024-11-10T11:57:14","date_gmt":"2024-11-10T11:57:14","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=92836"},"modified":"2024-11-10T11:57:27","modified_gmt":"2024-11-10T11:57:27","slug":"madaxweyne-deni-dimuqraamadaxweyne-deni-dimuqraadiyada-wixii-ku-baxay-dowladdaa-80-bixisay-waxbarashada-kharashka-ku-baxa-dowladda-iyo-shacabka-ayaa-80-bixiyadiyada-wixii-ku-baxay-d","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-deni-dimuqraamadaxweyne-deni-dimuqraadiyada-wixii-ku-baxay-dowladdaa-80-bixisay-waxbarashada-kharashka-ku-baxa-dowladda-iyo-shacabka-ayaa-80-bixiyadiyada-wixii-ku-baxay-d\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni \u201cDimuqraadiyada wixii ku baxay dowladdaa 80% bixisay, Waxbarashada kharashka ku baxa Dowladda iyo Shacabka ayaa 80% bixiya\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeyb galay daahfurka qorshaha horumarinta dowlad goboleedka Puntland ee 5-sano oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa boggaadiyay waxyaabihii ka qabsoomay qorshihii horumarinta Dowladda Puntland ee 5-tii sano ee lasoo dhaafay iyo qorshaha 5-ta sano ee soo socota oo ay si nidaamsan u soo bandhigtay Wasaaradda Qorsheynta.<\/p>\n<p><strong>Dimuqraadiyada wixii ku baxay dowladdaa 80% bixisay, Waxbarashada kharashka ku baxa Dowladda iyo Shacabka ayaa 80% bixiya, iyaga dhismayaal iyo waxyaabo kooban waa jiraa oo nalaga taageero.\u201d<\/strong> Ayuu yiri Madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Masuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta, Golaha Xukuumadda, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hay\u2019adaha Caalamiga ah, Ururada Bulshada, khuburo aqoon u leh qorsheynta, La-taliyeyaal iyo marti sharaf kale .<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeyb galay daahfurka qorshaha horumarinta dowlad goboleedka Puntland ee 5-sano oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ah. Madaxweyne Deni ayaa boggaadiyay waxyaabihii ka qabsoomay qorshihii horumarinta Dowladda Puntland ee 5-tii sano ee lasoo dhaafay iyo qorshaha 5-ta sano ee soo socota&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":92837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92836"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92836"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92838,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92836\/revisions\/92838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}