{"id":92796,"date":"2024-11-09T09:15:24","date_gmt":"2024-11-09T09:15:24","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=92796"},"modified":"2024-11-09T09:15:24","modified_gmt":"2024-11-09T09:15:24","slug":"guddiga-loo-magacaabay-diyaarinta-xeerarka-doorashooyinka-oo-iska-dhex-toortay-guddoomiye-ku-xigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddiga-loo-magacaabay-diyaarinta-xeerarka-doorashooyinka-oo-iska-dhex-toortay-guddoomiye-ku-xigeen\/","title":{"rendered":"Guddiga loo magacaabay diyaarinta xeerarka Doorashooyinka oo iska dhex toortay Guddoomiye &#038; ku xigeen"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Kumeel-gaarka ah ee Labada Gole Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay diyaarinta xeerarka Doorashooyinka, Ururrada, Xisbiyada, Sharciga dhismaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha ayaa maanta yeeshay kulankiisii ugu horreeyay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/466068450_890153003302560_8211991328258823114_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=NOqXVTuP1I8Q7kNvgG_kX8G&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=AHDdvjJXFIFbFClHnhML_wL&amp;oh=00_AYD82vAdkXIZNRHcQPQYIo5Bg65Aq7FGg1ExzK6eCKP6-Q&amp;oe=6734EFBF\" alt=\"May be an image of 1 person\" \/><\/p>\n<p>Ugu horreyn Xubnaha Guddigaan waxa ay iska dhex doorteen Guddoomiye waxaana loo doortay Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), halka Iftiin Xasan Iimaan (Baasto) loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Guddigaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/465910326_890153049969222_3110423068362347038_n.jpg?_nc_cat=100&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=SHmePVn2j1gQ7kNvgHEY1q0&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=AXMpy170lDdlhbBPqbxQXQ_&amp;oh=00_AYAj3nTLl2b6NvSjRYoIkuECmOrC97pmNvy1_rbgXNGEYg&amp;oe=673501C6\" alt=\"May be an image of 1 person and text\" \/><\/p>\n<p>Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow, sidoo kale waxaa madasha ku sugnaa hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare &amp; Xoghayaasha labada Aqal.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/465913982_890153623302498_8549348579453310974_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=mFSOVuXQ3dEQ7kNvgF1K2lL&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=AM4flxFrtP7f7ZHfSaEKvse&amp;oh=00_AYBhOjqpPO7iR16Bncz5OAV7Tj34KIr1n3rooQK7WC3ocA&amp;oe=6734FC2D\" alt=\"May be an image of 3 people and text\" \/><\/p>\n<p>Xubnaha Guddigaan liiskooda uu kusoo baxay Magacaabista ay sameeyeen Guddoomiyeyaasha labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa horyaalla howlo la xiriira jiheynta Doorashooyinka Dadweyne ee la qorsheynayo in ay Dalka ka dhacaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/465923601_890153646635829_8148371728615100159_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=w60EekWFKlsQ7kNvgG5aWpu&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=ARAh2T-qombggWxk4anm_gH&amp;oh=00_AYBdQmfTlp7TgI3BfYshzUyHSPmD0UNJGDdm3XG6DT7v5w&amp;oe=6734F099\" alt=\"May be an image of 5 people and dais\" \/><\/p>\n<p>La soco wixi kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Kumeel-gaarka ah ee Labada Gole Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay diyaarinta xeerarka Doorashooyinka, Ururrada, Xisbiyada, Sharciga dhismaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha ayaa maanta yeeshay kulankiisii ugu horreeyay. Ugu horreyn Xubnaha Guddigaan waxa ay iska dhex doorteen Guddoomiye waxaana loo doortay Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), halka Iftiin Xasan Iimaan (Baasto) loo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":92797,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92796"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92796"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92798,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92796\/revisions\/92798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}