{"id":92784,"date":"2024-11-08T11:50:50","date_gmt":"2024-11-08T11:50:50","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=92784"},"modified":"2024-11-08T11:50:50","modified_gmt":"2024-11-08T11:50:50","slug":"nisa-oo-sheegtay-in-ugu-yaraan-19-xubnood-oo-katirsan-as-lagu-dilay-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-in-ugu-yaraan-19-xubnood-oo-katirsan-as-lagu-dilay-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"NISA oo sheegtay in ugu yaraan 19 xubnood oo katirsan \u2018AS\u2019 lagu dilay Shabeelaha Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Hay\u2019adda Nabadsugidda &amp; Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhan ah \u2018AS\u2019 oo ka dhacay deegaanka Yaaqle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle lagu dilay ugu yaraan 19 xubnood.<\/p>\n<p>Warka NISA ayaa intaas lagu daray howlgalkaan uu ahaa mid ciidanka Nabadsugidda ay ka fuliyeen goob qarsoodi ah oo \u2018AS\u2019 ku sugnaayeen isla markaana isku uruursanayeen laguna qaarsiiyay khasaaraha intaas la eg waa sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka aqriso warka kasoo baxay Hay\u2019adda NISA<\/strong>:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/465799500_1062114432621829_7182658727231686987_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=VPJfn2Uy0vkQ7kNvgGcWJr4&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=AGddZDS407tBmPEwwhR7WAG&amp;oh=00_AYCZElPnO_sVWlkHL3i1NOuvN41FSmYwVC-x3B9aZo45pw&amp;oe=6733C470\" alt=\"May be an image of text that says 'WAR SAXAAFADEED Muqdisho, November 2024: Ilaa ka Khawaarijta ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal ciidanka Hay'adda Sirdoonka Nabad Sugidda Qaranka NISA ay ka sameeyeen deegaanka Yaaqle Gobalka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkan ayaa yimid kaddib markii Maleeshiyaad Khawaarij ay isugu yimaadeen goob fariisin qarsoodi ahayd, Sirdoonka Qaranku dhaw ula socday dhaq dhaqaaqooda. Goobta uu howlgalka ka dhacay ee beegsaday ayaa ilaa iyo Afar mar kacay dab xoogan, taasi oo muujinaysa in halkaas lagu gubay Qaraxyo iyo Saanad kale oo hub ah. Ciidamada Qaranka beegsadaan cadawga dhibaateynta Shacabka ka go'an Khawaarijta in ay meel kasta ah ku ku'\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee isugu jira weerarrada lugta ah iyo duqeymaha ay fulinayaan Diyaaradaha Duulliye la\u2019aanta ee intooda badan Maraykanka laga leeyahay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Hay\u2019adda Nabadsugidda &amp; Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhan ah \u2018AS\u2019 oo ka dhacay deegaanka Yaaqle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle lagu dilay ugu yaraan 19 xubnood. Warka NISA ayaa intaas lagu daray howlgalkaan uu ahaa mid ciidanka Nabadsugidda ay ka fuliyeen goob qarsoodi ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":92785,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,256],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92784"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92784"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92786,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92784\/revisions\/92786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}