{"id":9238,"date":"2018-10-14T09:27:21","date_gmt":"2018-10-14T08:27:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9238"},"modified":"2018-10-14T09:27:21","modified_gmt":"2018-10-14T08:27:21","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-gaaray-magaalada-marko","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-gaaray-magaalada-marko\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Marko."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Marko ee Caasimada Sh.Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhow gaaray wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha dalka Maxamed C\/llaahi Maxamed (Farmaajo).<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo, waxaa socdalakiisa ku wehlinayay xubno kamid ah dowladda, Waxaana soo dhaweyn u sameeyay Maamulka Gobolka, Kan degmada iyo Saraakiisha Ciidamada.<\/p>\n<p>Ujeedka socdaalka ee wafdigan, ayaa lagu sheegay iney la xiriirto sidii loo dhiiragelin lahaa Ciidamada 14-ka October, kuwaasoo Shabaab ka saaray bilo ka hor magaalada Marko iyo deegaanada hoostaga.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa inta uu ku suganyahay Marko la hadli doono qeybaha kala duwan ee Buslahada, Isagoo markaasi kadibna dib ugu soo laaban doono magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Socdaalka Madaxweynaha, ayaa ku soo beegmaya iyadoo maanta la xusayo Sanad kadib weerarkii lagu qaaday Isgoyska Zoobe ee ku naf waayeen dadka ka badan 500 ee qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Marko ee Caasimada Sh.Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhow gaaray wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha dalka Maxamed C\/llaahi Maxamed (Farmaajo). Madaxweyne Farmaajo, waxaa socdalakiisa ku wehlinayay xubno kamid ah dowladda, Waxaana soo dhaweyn u sameeyay Maamulka Gobolka, Kan degmada iyo Saraakiisha Ciidamada. Ujeedka socdaalka ee wafdigan, ayaa lagu sheegay iney&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9239,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9238"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9238"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9238\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9239"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}