{"id":9219,"date":"2018-10-14T05:08:58","date_gmt":"2018-10-14T04:08:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9219"},"modified":"2018-10-14T10:01:07","modified_gmt":"2018-10-14T09:01:07","slug":"aqriso-madaxweynaha-galmudug-oo-soo-magacaabay-golihiisa-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/aqriso-madaxweynaha-galmudug-oo-soo-magacaabay-golihiisa-wasiirada\/","title":{"rendered":"AQRISO: Madaxweynaha Galmudug oo soo magacaabay golihiisa Wasiirada."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug, ayaa gelinkii danbe ee xalay soo magacaabay golihiisa Wasiirada ee Cusub, Waxaana ka dhex muuqda xubno badan oo katirsan Maamulkii AHlu-Suna.<\/p>\n<p>Axmed Ducaale Geele (Xaaf), ayaa soo magacaabay Gole Wasiiro oo ka kooban 25 Wasiir, waxaana Wasaaradaha ugu muhiimsan loo dhiibay xubnaha Ahlu-sunna Waljamaaca oo heshiis kadhacay Jabuuti kula midowday dowlad-goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>War Saxaafadeedka magacaabista ayaa muujinaya in Wasiiradan laba kaliya ay ka yihiin Haween, halka 23ka kalena ay yihiin Rag.<\/p>\n<p>Magacaabistan, waxey ku soo beegmeysaa iyadoo Khilaaf xoogan uu u dhexeeyo Madaxda Sare ee Galmudug oo u kala jabay Dhuusa-Mareeb iyo Cadaado.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Aqriso Magacyada Wasiirada iyo Xilalkooda:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Mudane Maxamuud Maxamed Samatar (Duran) Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Dib heshiinta iyo Dowladaha Hoose<\/li>\n<li>Mudane Cabdi Maxamed Fiidow :Wasiirka Cadaalada iyo arimaha Garsoorka .<\/li>\n<li>Mudane Saciid Siyaad Shirwac : Wasiirka Maaliyada iyo Hormarinta Dhaqalaha<\/li>\n<li>Mudane Saadaq Sheikh Yuusuf Ibraahim: Wasiir Wasarada Amniga Gudaha<\/li>\n<li>Mudane Cabdikaafi Maxamed Maxamuud: Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah<\/li>\n<li>Mudane Cabdi Cabdimaciin Amaan Sheikh Cali: Wasiirka Dib u dajinta iyo daryeelka Agoonta iyo Naafada<\/li>\n<li>Mudane Sharaf Maxamed Cali: Wasiirka Wasaarada Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda<\/li>\n<li>Mudane Mahad Cabdulahi Xuseen: Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo guriyeenta<\/li>\n<li>Mudane Ibraahim Xuseen Guurey: Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha<\/li>\n<li>Mudane Maxamuud Aadan Cisman :Wasiirka Wasaarada Warfaafinta<\/li>\n<li>Mudane-Cabdulaahi Cali Maxamed: Wasiirka Wasaarada Gadiidka cirka iyo Dhulka<\/li>\n<li>Mudane Maxamed deeq cabdi Falko: Wasiirka Wasaarada Waxbarshada<\/li>\n<li>Mudane Aadan Xasan Gardheere:Wasiirka Wasarada Boostada iyo isgaarsiinta<\/li>\n<li>Mudane Axmed Dhiblaawe Casir:Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo xanaada xoolaha<\/li>\n<li>Mudane Maxmed Xuseen Maxamed:Wasiirka Wasaarada bii&#8217;ada dhirta iyo daaqa<\/li>\n<li>Naciimo Maxamed Maxmuud :Wasiirada Wasaarada Caafimaadka<\/li>\n<li>Dahabo Cabdi Maxamed :Wasiirka Wasaarada Haweynka iyo Xaququl insaanka<\/li>\n<li>Bashiir Maxamed aw cali Maxamed:Wasiirka Wasarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha<\/li>\n<li>Abshir Cabdi Shiiqow :Wasiirka Wasarada Dastuurka<\/li>\n<li>Axmed shire Maxamuud :Wasiirka Wasarada Biyaha iyo korontada<\/li>\n<li>Daahir Shidane Cabdi:Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Shaqalaha<\/li>\n<li>Feysal Abshir Nuur :Wasiirka wasaarada Dakadaha iyo Gadiidka Badda<\/li>\n<li>Cabdiraxiim Xaaji Faarax Xirsi :Wasiirka wasaarada Qurba Joogta dalxiiska iyo dhiiragalinta iyo maalgashiga<\/li>\n<li>Asad Badal Cilmi Xaashi:Wasiirka wasaarada Gargaarka iyo Maareynta musiiboyinka<\/li>\n<li>Abdishakuur Macalin Ciise Xashi:Wasiirka wasaarada Owqaafta iyo arimaha Diinta<\/li>\n<\/ol>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/IMG-20181014-WA0001.jpg\" alt=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/IMG-20181014-WA0000.jpg\" alt=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug, ayaa gelinkii danbe ee xalay soo magacaabay golihiisa Wasiirada ee Cusub, Waxaana ka dhex muuqda xubno badan oo katirsan Maamulkii AHlu-Suna. Axmed Ducaale Geele (Xaaf), ayaa soo magacaabay Gole Wasiiro oo ka kooban 25 Wasiir, waxaana Wasaaradaha ugu muhiimsan loo dhiibay xubnaha Ahlu-sunna Waljamaaca oo heshiis kadhacay Jabuuti kula midowday dowlad-goboleedka Galmudug&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9222,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9219"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9219"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9219\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9222"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}