{"id":9211,"date":"2018-10-13T18:22:14","date_gmt":"2018-10-13T17:22:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9211"},"modified":"2018-10-13T18:30:17","modified_gmt":"2018-10-13T17:30:17","slug":"wareysi-koofur-galbeed-oo-ka-hadashay-tirada-dhimashada-qaraxyadii-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wareysi-koofur-galbeed-oo-ka-hadashay-tirada-dhimashada-qaraxyadii-baydhabo\/","title":{"rendered":"WAREYSI: Koofur Galbeed oo ka hadashay tirada dhimashada Qaraxyadii Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah, ayaa ka soo baxa qaraxyo xoogan oo gelinkii danbe ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Baydhabo, waxey marti galineysaa doorasho Madaxweyne oo dhaceysa 17-ka Bisha danbe, waxaana u taagan ku dhowaad 10 Musharax oo ay ku jiraan; Shariif Xasan, Rooboow, Farageeti iyo Xuseen Cismaan.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Koofur Glabeed, waxey Mustaqbal u sheegeen in qaraxyada mid kamid ah lagu weeraray Hoteelka Bilan, halka qaraxa labaadna lagu galay maqaaxida Al-Badri, labadan goob waxey ku yaalaam bartamaha Baydhabo.<\/p>\n<p>Laba nin oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa, ayaa la sheegay iney isqarxiyeen iyagoo lugeynayay, waxaana ka dhashay Khasaare xoogan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Koofur Galbeed Nuuradiin Gacma, ayaa Mustaqbal u sheegay in dhimashada ay mareyso 14 Qof, waloow ay suura gal tahay iney intaasi kabadato.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka dhageyso Codka Afhayeenka Koofur Galbeed:<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-9211-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/WAREYSIGA-AFHAYEENKA-KGS-NUURADIIN-GACMA.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/WAREYSIGA-AFHAYEENKA-KGS-NUURADIIN-GACMA.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/WAREYSIGA-AFHAYEENKA-KGS-NUURADIIN-GACMA.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah, ayaa ka soo baxa qaraxyo xoogan oo gelinkii danbe ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo. Baydhabo, waxey marti galineysaa doorasho Madaxweyne oo dhaceysa 17-ka Bisha danbe, waxaana u taagan ku dhowaad 10 Musharax oo ay ku jiraan; Shariif Xasan, Rooboow, Farageeti iyo Xuseen Cismaan. Saraakiil katirsan Koofur Glabeed, waxey Mustaqbal u sheegeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9213,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9211"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9211"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9211\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}