{"id":92033,"date":"2024-10-17T15:20:10","date_gmt":"2024-10-17T14:20:10","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=92033"},"modified":"2024-10-17T15:21:26","modified_gmt":"2024-10-17T14:21:26","slug":"dhimasho-iyo-dhaawac-ka-dhashay-qarax-ka-dhacay-bannaanka-xirada-iskuul-booliisiya-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dhimasho-iyo-dhaawac-ka-dhashay-qarax-ka-dhacay-bannaanka-xirada-iskuul-booliisiya-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay bannaanka  Xirada Iskuul Booliisiya ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax uu fuliyay nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo ka dhacay Makhaayad ku taalla bannaanka xirada Iskuul Boolisiya ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay booliiska Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay ugu yaraan toddoba ruux ayaa ku geeriyoodeen, halka afar kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo u badan arday.<\/p>\n<p>Dadka geeriyooday ayaa waxaa kamid noqday Abwaan Sugaal Cabdulle oo kamid ahaa Saraakiisha Booliiska Soomaaliyeed, dhinacalena ka tirsanaa bahda Suugaanta.<\/p>\n<p>Dhaawacyada ayaa lagu daaweynayaa isbitaallada, waxaana la xaqiijiyay in ay xaaladooda culus tahay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyadda weerarkaasi qaraxa ayaa waxaa sheegtay AS oo xilliyada qaar weeraro nuucaani ah ka fuliya gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax uu fuliyay nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo ka dhacay Makhaayad ku taalla bannaanka xirada Iskuul Boolisiya ee magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay booliiska Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay ugu yaraan toddoba ruux ayaa ku geeriyoodeen, halka afar kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":92035,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92033"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92033"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92034,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92033\/revisions\/92034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}