{"id":92030,"date":"2024-10-17T13:27:08","date_gmt":"2024-10-17T12:27:08","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=92030"},"modified":"2024-10-17T13:27:08","modified_gmt":"2024-10-17T12:27:08","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-xaqiijiyay-in-turkiga-wado-dhismaha-saldhig-satelite-hawada-lagaga-diri-karo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-xaqiijiyay-in-turkiga-wado-dhismaha-saldhig-satelite-hawada-lagaga-diri-karo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo xaqiijiyay in Turkiga wado dhismaha saldhig Satelite hawada lagaga diri karo Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Xukumada Federaalka Soomaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii ugu horeysay xaqiijiyay qorshaha dowlada Turkiga oo ku aadan in ay Somaliya ka dhisayso\u00a0Saldhig setelite ah.<\/p>\n<p>Khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo uu Ra&#8217;iisul wasaaraha jeediyay ayuu ku sheegay in Soomaaliya noqon doonto wadankii ugu horeeye ee muslim ah iyo\u00a0 Afrikaan ah oo Satelite u diray.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Turkiga iyo Soomaaliya waxaa ay ka wada shaqeynayaan mashaariic kala duwan,\u00a0 hadda waxaa socdo mashruuc waa weyn oo uu kamid yahay dhismaha saldhig Satelite ah looga dhisaayo dalka, Soomaliya waxa ay noqon doontaa mustaqbalka dhow wadankii ugu horeeye ee Muslim iyo Afrikaan oo Satelite tuuro&#8221;<\/strong>ayuu yiri ra&#8217;iisul wasaare Xamse.<\/p>\n<p>Hadalka ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa ku soo aadaya xili ay soo baxaayan warar ku aadan in dowladda Turkiga ay wado qorshe ay Soomaliya uga dhisaneyso\u00a0 saldhig laga tuuro Satelite Turkiga.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Xukumada Federaalka Soomaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii ugu horeysay xaqiijiyay qorshaha dowlada Turkiga oo ku aadan in ay Somaliya ka dhisayso\u00a0Saldhig setelite ah. Khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo uu Ra&#8217;iisul wasaaraha jeediyay ayuu ku sheegay in Soomaaliya noqon doonto wadankii ugu horeeye ee muslim ah iyo\u00a0 Afrikaan ah oo Satelite u diray&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":92031,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92030"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92030"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92032,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92030\/revisions\/92032"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}