{"id":9199,"date":"2018-10-13T12:28:13","date_gmt":"2018-10-13T11:28:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9199"},"modified":"2018-10-13T12:28:13","modified_gmt":"2018-10-13T11:28:13","slug":"mohamed-salah-oo-dhaawac-ka-soo-gaaray-imisa-ayuu-garoomada-ka-maqnaanayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mohamed-salah-oo-dhaawac-ka-soo-gaaray-imisa-ayuu-garoomada-ka-maqnaanayaa\/","title":{"rendered":"Mohamed Salah Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray, Imisa ayuu garoomada ka maqnaanayaa?"},"content":{"rendered":"<p>Laacibka kooxda Liverpool iyo xulka Masar maxamed Salah ayaa lasoo sheegaya inuu dhaawac soo gaaray.<\/p>\n<p>Mohamed salah ayaa dhaliyay gool qurux badan kulankii uu xulkiisu guusha 4\/1 ah ka gaaray xulka Swaziland kulan ka tirsan is reeb-reebka qaarada Africa.<\/p>\n<p>Salah ayaa dhaawacmay daqiiqadii 88-aad ee daqiiqadihii ugu dambeeyay kulanka isaga oo dhamaysan kari waayay ciyaarta kana baxay kadib markii uu tababaraha Egypt dhamaystiray badalkiisii 3-aad.<\/p>\n<p>Dhaawaca soo gaaray salah ayaa u muuqday mid muruqa ah isaga oo garoonka ka baxay isaga oo is haya muruqa inkasta oo uu isku dayay in uu ku soo laabto ciyaarta.<\/p>\n<p>Dhawacan ayaa imaya wakhti uu xiddigu qaab ciyaareed liita ku jiro kooxdiisa Liverpool kaas oo uu kaliya 3 gool u dhaliyay ilaa haatan tatrmada oo dhan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laacibka kooxda Liverpool iyo xulka Masar maxamed Salah ayaa lasoo sheegaya inuu dhaawac soo gaaray. Mohamed salah ayaa dhaliyay gool qurux badan kulankii uu xulkiisu guusha 4\/1 ah ka gaaray xulka Swaziland kulan ka tirsan is reeb-reebka qaarada Africa. Salah ayaa dhaawacmay daqiiqadii 88-aad ee daqiiqadihii ugu dambeeyay kulanka isaga oo dhamaysan kari waayay ciyaarta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9200,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9199"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9199"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9199\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}