{"id":9196,"date":"2018-10-13T12:20:26","date_gmt":"2018-10-13T11:20:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9196"},"modified":"2018-10-13T12:20:26","modified_gmt":"2018-10-13T11:20:26","slug":"marek-hamsik-oo-iska-diiday-inuu-ku-biro-kooxda-juventus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/marek-hamsik-oo-iska-diiday-inuu-ku-biro-kooxda-juventus\/","title":{"rendered":"Marek Ham\u0161\u00edk oo iska diiday inuu ku biro kooxda Juventus."},"content":{"rendered":"<p>Kabtanka kooxa Napoli ayaa ku gacanseyray dalab uu ka helay kooxda Juventus ee ka dhigan gudaha dalka Taliyaaniga.<\/p>\n<p>Gonzalo Higua\u00edn ayaa Juventus u wareegay xagaagii sanadkii 2016-ka xilligaas oo uu 75 milyan oo gini uga wareegay kooxda Napoli waxa uuna haatan amaah ugu joogaa AC Milan.<\/p>\n<p>Marek Ham\u0161\u00edk ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu dalab ka helay kooxda Juve isla markaana uu ku biirayo wuxuuna yiri \u201caad ayaan uga xumaa in Gonazalo ka huleelo Napoli balse waan tix gilinayay go`aankiisa.<\/p>\n<p>\u201dBalse aniga lagama yaabo in aan Napoli aan Juventus uga wareego waligeey\u201d ayuu yiri Marek Ham\u0161\u00edk<\/p>\n<p>Talaabadii Gonzalo Higua\u00edn uga wareegay Juventus ayaa dhalisay isku dhac dhexmaray taageerayaasha Juve iyo Napoli xilli taageerayaasha Napoli gubeen maaliyaddii Gonazalo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kabtanka kooxa Napoli ayaa ku gacanseyray dalab uu ka helay kooxda Juventus ee ka dhigan gudaha dalka Taliyaaniga. Gonzalo Higua\u00edn ayaa Juventus u wareegay xagaagii sanadkii 2016-ka xilligaas oo uu 75 milyan oo gini uga wareegay kooxda Napoli waxa uuna haatan amaah ugu joogaa AC Milan. Marek Ham\u0161\u00edk ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu dalab&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9197,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9196"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9196"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9196\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}