{"id":9177,"date":"2018-10-13T09:01:29","date_gmt":"2018-10-13T08:01:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9177"},"modified":"2018-10-13T09:01:29","modified_gmt":"2018-10-13T08:01:29","slug":"real-madrid-oo-dib-uso-celisay-xiisaha-ay-u-qabto-raheem-sterling","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/real-madrid-oo-dib-uso-celisay-xiisaha-ay-u-qabto-raheem-sterling\/","title":{"rendered":"Real Madrid oo dib uso celisay xiisaha ay u qabto Raheem Sterling."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dib uso celisay xiisaha ay u qabto xidiga kooxda Manchester City Raheem Sterling.<\/p>\n<p>23-jirkaan ayaa noqday xidig cajiib ah \u00a0tan iyo markii uu ka soo dhaqaaqay Liverpool sanadka 2015, isagoo 48 gool ka dhaliyay 150 kulan tartamada oo dhan.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, xiddiga heerka caalami ee dalka England ayaan weli ogolaanin inuu heshiiska u cusbooneysiiyo kooxdiisa isago qandaraaskiisa dhacayo \u00a0\u00a0xilli ciyaareedka 2019-20.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu kooxda Real Madrid ka dhaqaaqay xidigooda C.ronaldo ayaana wali helin badalka saxda ah ee xidigan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dib uso celisay xiisaha ay u qabto xidiga kooxda Manchester City Raheem Sterling. 23-jirkaan ayaa noqday xidig cajiib ah \u00a0tan iyo markii uu ka soo dhaqaaqay Liverpool sanadka 2015, isagoo 48 gool ka dhaliyay 150 kulan tartamada oo dhan. Si kastaba ha ahaatee, xiddiga heerka caalami ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9178,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9177"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9177"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9177\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}