{"id":9148,"date":"2018-10-13T04:49:14","date_gmt":"2018-10-13T03:49:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9148"},"modified":"2018-10-13T04:49:14","modified_gmt":"2018-10-13T03:49:14","slug":"taallo-xasuuseed-laga-dhisay-isgoyska-soobe-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taallo-xasuuseed-laga-dhisay-isgoyska-soobe-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Taallo Xasuuseed laga dhisay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa taallo xusuus ah ka taagtay Isgoyska KM 5 ama (Soobe) oo ah goobtii uu ka dhacay Qaraxii ay ku nafwaayeen Dad ku dhow 500 oo qof oo shacab ah sanad kahor 14-kii October 2017-kii.<\/p>\n<p>Taalladan laga dhisay Isgooska Soobe ayaa qorshuhu ah in sanad kadib lagu Xasuusto Dadkii dhimashada iyo dhaawac kasoo gaaray.<\/p>\n<p>Waxaana jira dad Nolol iyo Geeri midna aan lagu helin oo Ehelkooda Markii ka dambe ay Sabreen una xisaabiyeen in ay geeriyoodeen.<\/p>\n<p>Kulankii Golaha Wasiirada ay yeesheen Maalin kahor waxa ay kaga hadleen Munaasabadda 14-ka October oo Berri ku beegan, si Ehelkii dhibanayaasha u noqday dhacdadaas xusuusta lala wadaago.<\/p>\n<p>Taallo lagu xardhay Taariikhda 14-ka October ayaa laga dhisay Bartamaha Isgoyska Soobe oo ah Isgoys Saddex Xagal ah oo ay ku kulmaan Gawaarida ka kala timaada Banaadir, Dan wadaagta iyo KM4.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-9149\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Taalada-Soobe-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"590\" height=\"786\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Taalada-Soobe-225x300.jpg 225w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Taalada-Soobe-768x1024.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Taalada-Soobe-696x928.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Taalada-Soobe-315x420.jpg 315w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Taalada-Soobe.jpg 810w\" sizes=\"(max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Warbixino ku saabsan Sanad kadib Qaraxii ka dhacay Isgoyska Soobe kala soco Mustaqbal Radio.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa taallo xusuus ah ka taagtay Isgoyska KM 5 ama (Soobe) oo ah goobtii uu ka dhacay Qaraxii ay ku nafwaayeen Dad ku dhow 500 oo qof oo shacab ah sanad kahor 14-kii October 2017-kii. Taalladan laga dhisay Isgooska Soobe ayaa qorshuhu ah in sanad kadib lagu Xasuusto Dadkii dhimashada iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9149,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9148"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9148"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9148\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}