{"id":9136,"date":"2018-10-12T17:23:00","date_gmt":"2018-10-12T16:23:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9136"},"modified":"2018-10-12T17:38:35","modified_gmt":"2018-10-12T16:38:35","slug":"dooqa-shacabka-iyo-doorashada-buntlaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dooqa-shacabka-iyo-doorashada-buntlaan\/","title":{"rendered":"Dooqa Shacabka iyo Doorashada Buntlaan!"},"content":{"rendered":"<p>Sawirkani waxa uu farriin buuxda ka bixinayaa\u00a0 qorshe xumada daashatay doorashada la filayo in ay ka dhacdo Maamul Gobakeedka Soomaaliyeed ee Buntlaan, wiilkan yar ee cagacad ama kabo la\u2019aanta ah, caagga biyaha ahna wata, waxa uu la yaabban yahay ninka meesha ku sawiran, sababta oo ah waxa uu qaban doono ma xusin, inta uu sheegeyna wiilkan iyo kuwa la midka ah hab ay u fahmi karaan uma yaallaan.<\/p>\n<p>Waxa uu Faarax Cali Shire uga duwan yahay madaxweyne Gaasna la ma yaqaan maadaama aanay kujirin ololaha musharax Faarax, taas macnaheedu waa in uusan jirin\u00a0 qorshe cad oo uu ku beddeli doono waxyaabaha uu\u00a0 Cabdiwali Gaas ka gaabiyey.<\/p>\n<p>&#8220;U codee&#8221; iyo magaciisa oo seddexan ayaa boorka ku qoran, Wiilka yar waxa uu u baahan yahay iskuul, baad, biyo nadiifa iyo waddooyin dayactiran, balse, Ilaa iyo hadda ma aragno Musharrax Buntlaan ah oo si buuxda u dhihi kara;- Waxa aan beddelayaa\u00a0 siyaasadihii Qariskaxoorka ahaa ee uu qaatay Dr Gaas, Waxa aan wada shaqeyn buuxda la yeelan doonaa Dowladda Dhexe, Argagixisada iyo amniga faraha ka sii baxaya, waxaan u hayaa qorshe noocaas iyo sidaas ah,\u00a0 Shaqo- abuuris, Xallinta colaadaha sokeeye iyo nolosha dadka ayaan wax kabedelayaa!<\/p>\n<p>Ma filayo in uu soo baxayo siyaasi sida madaxweyne Gaas hakad galiya mashaariicda lafdhabarka u ah gobalka.<\/p>\n<p>Waxa aan wada rejeynaynaa in uu doorashada Buntlaan ka soo baxo siyaasi xasiilloon, fiiradheer, oo aan ku sii dhugdhugleyn dalalka qalaad, isaga oo qaraab xun iyo sandareerro yar baadigoobaya, Butlaan waxa ay u baahan tahay siyaasi ka badbaadiya gacmaha madaxweyne Gaas iyo kooxda ku hareerreysan!<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-3899\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/writing-hand.jpg\" alt=\"\" width=\"97\" height=\"97\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/writing-hand.jpg 1300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/writing-hand-150x150.jpg 150w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/writing-hand-300x300.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/writing-hand-768x768.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/writing-hand-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/writing-hand-696x696.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/writing-hand-1068x1068.jpg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/writing-hand-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 97px) 100vw, 97px\" \/><strong>Cabdicasiis Maxamed Shidane\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sawirkani waxa uu farriin buuxda ka bixinayaa\u00a0 qorshe xumada daashatay doorashada la filayo in ay ka dhacdo Maamul Gobakeedka Soomaaliyeed ee Buntlaan, wiilkan yar ee cagacad ama kabo la\u2019aanta ah, caagga biyaha ahna wata, waxa uu la yaabban yahay ninka meesha ku sawiran, sababta oo ah waxa uu qaban doono ma xusin, inta uu sheegeyna&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9137,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[86,1,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9136"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9136"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9136\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}