{"id":90453,"date":"2024-08-31T10:20:27","date_gmt":"2024-08-31T09:20:27","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=90453"},"modified":"2024-08-31T10:20:27","modified_gmt":"2024-08-31T09:20:27","slug":"golaha-shacabka-bjfs-oo-u-codeeyay-xildhibaanka-buuxinaya-xubin-ka-bannaaneyd-guddiga-la-socodka-dib-u-eegista-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-shacabka-bjfs-oo-u-codeeyay-xildhibaanka-buuxinaya-xubin-ka-bannaaneyd-guddiga-la-socodka-dib-u-eegista-dastuurka\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka BJFS oo u codeeyay Xildhibaanka buuxinaya Xubin ka bannaaneyd Guddiga la socodka &#038; dib u eegista Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Xildhibaanka buuxinaya Xubintii ka bannaaneyd Guddiga la socodka iyo dib u eegista Dastuurka Dalka.<\/p>\n<p>148 Xildhibaan ayaa u codeeyay in uu Xildhibaan Qaasim Cabdikariin Cilmi buuxiyo xubintas halka ay ka aamuseen labo mudane sida uu sheegay Shir guddoonka kulanka Golaha Shacabka oo soo gudbiyay natiijada kasoo baxday codeyntaas.<\/p>\n<p>Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqo adag ka haya dib u eegista iyo wax ka baddelka Dastuurka Dalka, fadhigii kan ka horreeyay Golaha ayaa ku guuleystay in uu qabyotiro cutubyada ugu horreeya Dastuurka.<\/p>\n<p>Guddigaan waxa uu la soconayaa dib u eegista Dastuurka, marka la doonayo shaqada laga qabtay Dastuurku in loo gudbiyo Golaha Shacabka waxa uu door firfircoon ka qaadanayaa horgeynta Xildhibaannada iyo u gudbinta Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Xildhibaanka buuxinaya Xubintii ka bannaaneyd Guddiga la socodka iyo dib u eegista Dastuurka Dalka. 148 Xildhibaan ayaa u codeeyay in uu Xildhibaan Qaasim Cabdikariin Cilmi buuxiyo xubintas halka ay ka aamuseen labo mudane sida uu sheegay Shir guddoonka kulanka Golaha Shacabka oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":90454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90453"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=90453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":90455,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90453\/revisions\/90455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/90454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=90453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=90453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=90453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}