{"id":9038,"date":"2018-10-10T12:02:31","date_gmt":"2018-10-10T11:02:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9038"},"modified":"2018-10-10T12:02:31","modified_gmt":"2018-10-10T11:02:31","slug":"booliiska-kenya-oo-dilay-macalimiin-ay-ugu-shakiyeen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/booliiska-kenya-oo-dilay-macalimiin-ay-ugu-shakiyeen-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Booliiska Kenya oo dilay Macalimiin ay ugu shakiyeen Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Booliiska Kenya ayaa maanta oo Arbaco ah dilay labo macalin oo wax ka dhigateysay Iskuulka Sare ee Wiilasha oo dhaca Bariga Magaalada Mandheere ee u dhaw Xuduudka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Laamaha ammaanka ayaa sheegay in toogashada Macalimiintaan ay ka dhalatay kadib markii dab kacay uu qarax dhaliyay, sidaasine loogu malayeen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ilaalada Iskuulka ayaa isku dayday in ay gacanta ku dhigaan dambiilayaasha balse uma suurta gelin ay qabtaan sida lagu daabacay Shabakada EuroNews.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa Weeraro deg deg ah ku qaada Xarumaha Dowladda, Hoteelada iyo Goobaha laga Cunteeyo dhulka Soomaalida ee Kenya.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa sheegaya in ay bartilmaameed u yihiin Al-Shabaab iyo Dadka la shaqeeya, sidaas awgeed ay ka feejigan yihiin Weerar waliba oo dhankooda kasoo wajihi kara.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha ammaanka Kenya ayaa la kulmo dhaliilo ku aadan in aan si deg deg ah ugu jawaabeen Weerarada Al-Shabaab ay ka geystaan Deegaanada Soo xiga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Kenya ayaa maanta oo Arbaco ah dilay labo macalin oo wax ka dhigateysay Iskuulka Sare ee Wiilasha oo dhaca Bariga Magaalada Mandheere ee u dhaw Xuduudka Soomaaliya. Laamaha ammaanka ayaa sheegay in toogashada Macalimiintaan ay ka dhalatay kadib markii dab kacay uu qarax dhaliyay, sidaasine loogu malayeen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Ilaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9039,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9038"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9038"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9038\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}