{"id":9030,"date":"2018-10-10T10:33:37","date_gmt":"2018-10-10T09:33:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9030"},"modified":"2018-10-10T10:35:43","modified_gmt":"2018-10-10T09:35:43","slug":"wasiiru-dowlaha-maaliyada-oo-raaligelin-ka-biixyay-hadalkiisii-ahaa-maayga-ma-fahmo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiiru-dowlaha-maaliyada-oo-raaligelin-ka-biixyay-hadalkiisii-ahaa-maayga-ma-fahmo\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Maaliyada oo raaligelin ka biixyay hadalkiisii ahaa &#8220;Maayga ma fahmo&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Maaliyada Xukuumada Somaliya, ayaa raali gelin ka biixyay hadal uu kulankii Isniintii ka yiri Baatlamaanka hortiisa, kaasoo dood ka dhex dhaliyay Golaha Shacabka iyo baraha Bulshadaba.<\/p>\n<p>Maxamuud Xayir Ibraahim oo ka hadlayay Kulanka Golaha Shacabka ee maanta oo AJendihiisa uu ahaa\u00a0Xisaab xirka Miisaaniyadda Dowladda sanadkii 2017-kii, ayaa soo hadal qaaday hadalkiisii uu ku daray dadka ku hadla Afka Maayga.<\/p>\n<p>\u201c Hadalkii aan dhahay hadii si kale loo dhahay raali gelin ayaan bixinayaa xildhibaan fanax iyo saaxiibbadii kale ee sida kale ii fahmay\u201d ayuu yiri Xayir.<\/p>\n<p>Kahor inta aanu raali gelinta Bixin Wasiiru Dowlaha Maaliyada, Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo shir gudoonka kulanka ahaa, Kana mid ah dadka Afka Maayga ku hadla, ayaa Xayir faray inuu bixiyo raali gelin.<\/p>\n<p>\u201c Shacabka soomaliyeed ee ku hadla Maayga waxay ka mid yihiin Shacabka aad wasiirka u tahay sidaa daraadeed waa inaad raalli gelin bixisaa wasiir\u201d ayuu yiri Gudoomiye Mursal.<\/p>\n<p>Si Kastaba, Kulanka maanta ee Golaha Shacabka oo ay soo xaadireen 156 Xildhibaan, ayaa inta aanu bilaaban ka hor waxaa xubinimo Xildhibaan loo dhaariyay Wasiirka Qorsheynta Somaliya Xildhibaan Jamaal Xasan Maxamed, maadaama uu ku soo baxay doorashadii ka dhacday Garoowe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Maaliyada Xukuumada Somaliya, ayaa raali gelin ka biixyay hadal uu kulankii Isniintii ka yiri Baatlamaanka hortiisa, kaasoo dood ka dhex dhaliyay Golaha Shacabka iyo baraha Bulshadaba. Maxamuud Xayir Ibraahim oo ka hadlayay Kulanka Golaha Shacabka ee maanta oo AJendihiisa uu ahaa\u00a0Xisaab xirka Miisaaniyadda Dowladda sanadkii 2017-kii, ayaa soo hadal qaaday hadalkiisii uu ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9032,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9030"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9030"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9030\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}