{"id":9028,"date":"2018-10-10T09:59:18","date_gmt":"2018-10-10T08:59:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9028"},"modified":"2018-10-10T09:59:18","modified_gmt":"2018-10-10T08:59:18","slug":"howlgal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/howlgal-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-baladweyne\/","title":{"rendered":"Howlgal Khasaare geystay oo ka dhacay Duleedka Baladweyne."},"content":{"rendered":"<p>Carab Yuusuf Nuur Taliyaha Ciidamada Xasilinta Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in howlgal Ciidamada ay sameeyeen in ay ku qaadeen Jidgooyooyin dhowr ah.<\/p>\n<p>Waxa uu intaa ku daray in gaadiid Xamuul u badan oo u Xannibnaa in ay kasoo daayeen, ciidamada ammaanka ayuu sheegay in ay wali daba socdaan Burcadda oo baxsatay.<\/p>\n<p>Taliye Carab ayaa sheegay in Wadi kamid ah Gaadiid Xamuul ah oo Khudaar waday uu ku dhaawacmay Israsaaseenta Ciidamada Xasilinta iyo Kooxda Burcadda ah dhexmartay.<\/p>\n<p>Howlgaladaan ayuu tilmaamay in ay sii joogteen doonaan illaa inta ay kasoo afjarayaan Kooxaha Isbaarooyinka u dhigta Gaadiidka.<\/p>\n<p>Shacabka waxa uu ka dalbaday taliyaha Ciidamada Xasilinta Magaalada Baladweyne in ay ku wargeliyaan kolka ay arkaan Kooxaha dhaca u geysta si ay gacanta ugu soo dhigaan.<\/p>\n<p>Illo wareedyo ayaa Mustaqbal Radio u sheegay in Iska Hor imaadka dhexmaray Ciidamada Ammaanka Baladweyne kooxda Burcadda uu Muddo socday, waxaana la sheegayaa in khasaare kala gaaray.<\/p>\n<p>Taliye Carab waxa uu sheegay in qof Shacab kaliya uu ku dhaawacmay dhanka burcaddane aan Xog kaheyn waxa gaaray, maadaama ay bartii ay ku sugnaayeen ka carareen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Carab Yuusuf Nuur Taliyaha Ciidamada Xasilinta Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in howlgal Ciidamada ay sameeyeen in ay ku qaadeen Jidgooyooyin dhowr ah. Waxa uu intaa ku daray in gaadiid Xamuul u badan oo u Xannibnaa in ay kasoo daayeen, ciidamada ammaanka ayuu sheegay in ay wali daba socdaan Burcadda oo baxsatay. Taliye Carab ayaa sheegay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1974,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9028"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9028"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9028\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}