{"id":9017,"date":"2018-10-10T09:14:39","date_gmt":"2018-10-10T08:14:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9017"},"modified":"2018-10-10T09:15:50","modified_gmt":"2018-10-10T08:15:50","slug":"wasiirka-qorsheynta-soomaaliya-oo-maanta-loo-dhooriyay-xubin-xildhibaanimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-qorsheynta-soomaaliya-oo-maanta-loo-dhooriyay-xubin-xildhibaanimo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo maanta loo dhooriyay Xubin Xildhibaanimo."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan ayaa doorasho ka dhacday Magaalada Garoowe 7-dii bishaan ku guuleystay 49-cod oo kamid ahaa Codadkii ay dhiibteen 51-ka Ergo ee Wax dooraneysay.<\/p>\n<p>Fadhiga 4-aad kulanka 13-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu dhaariyay Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo sidaas ku buuxinaya Kursigii uu baneeyay Xildhibaan Hore Dhahar Cali Faarax.<\/p>\n<p>Xildhibaan Jamaal ayaa ku biiraya Xildhibaanada Golaha Shacaka ee Xilalka ka haya Xukuumadda Ra&#8217;iisul Wasaare Xasan Kheyre oo qaarkood fadhiga ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan oo qabtay doorashada lagu buuxinayay Kursigaan ayaa Xildhibaanka Guddoonsiiyay Shahaadada Aqoonsiga si Golaha Shacabka ula tago si loo siiyo Aqoonsiga looguna diiwaan geliyo Liiska Mudanayaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan ayaa doorasho ka dhacday Magaalada Garoowe 7-dii bishaan ku guuleystay 49-cod oo kamid ahaa Codadkii ay dhiibteen 51-ka Ergo ee Wax dooraneysay. Fadhiga 4-aad kulanka 13-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu dhaariyay Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo sidaas ku buuxinaya Kursigii uu baneeyay Xildhibaan Hore Dhahar Cali Faarax. Xildhibaan Jamaal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9018,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9017"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9017"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9017\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}