{"id":900,"date":"2018-07-07T10:20:21","date_gmt":"2018-07-07T09:20:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=900"},"modified":"2018-07-07T10:20:21","modified_gmt":"2018-07-07T09:20:21","slug":"al-shabab-oo-ka-hadashay-weerarka-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-ka-hadashay-weerarka-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo ka hadashay weerarka ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerar maanta ka dhacay dhismaha Wasaaradaha Amniga iyo arrimaha gudaha ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa ay intaas ku dartay in weerarka uu ku billowday Qarax ismiidaamin ah kaddibna ay xubno ka tirsan Al-shabaab gudaha u galeen Dhismaha labada Wasaaradood.<\/p>\n<p>Ma sheegin Al-shabaab in dagaalkaas ay dad ku dileen iyo inkale waxaase wali la maqlayaa rasaas iyo qaraxyo mararka qaar dhacaya.<\/p>\n<p>Dhinaca Dowladda Soomaaliya wali kama hadlin weerarkan,waxaana Gaadiidka Gurmadka deg degga ah ay daabulayaan dadka wax yeellada soo gaartay iyaga oo geynaya Isbitaallada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerar maanta ka dhacay dhismaha Wasaaradaha Amniga iyo arrimaha gudaha ee Magaalada Muqdisho. Waxaa ay intaas ku dartay in weerarka uu ku billowday Qarax ismiidaamin ah kaddibna ay xubno ka tirsan Al-shabaab gudaha u galeen Dhismaha labada Wasaaradood. Ma sheegin Al-shabaab in dagaalkaas ay dad ku dileen iyo inkale waxaase&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":901,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/900"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=900"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/900\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}