{"id":8989,"date":"2018-10-09T19:16:28","date_gmt":"2018-10-09T18:16:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8989"},"modified":"2018-10-09T19:16:28","modified_gmt":"2018-10-09T18:16:28","slug":"al-shabaab-oo-toogtay-rag-ay-ku-sheegeen-in-ay-ahaayeen-basaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabaab-oo-toogtay-rag-ay-ku-sheegeen-in-ay-ahaayeen-basaas\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo Toogtay Rag ay ku sheegeen in ay ahaayeen Basaas."},"content":{"rendered":"<p>Gelinkii dambe ee Maanta Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ku toogtay k nin oo ay sheegeen in ay ahaayeen Basaas u shaqeynayay Dowladaha Reer Galbeedka.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in Qaarkood ay Shirqool fuliyeen, halka kuwo kalena ay ku howlayaan sida ay ku sheegeen hadal ay soo dhigeen warbaahinta taageerta.<\/p>\n<p>Shanta Nin ee ay Xarakada Al-Shabaab ku dishay Degmada Jilib waxa ay ku eedeeyeen in ay u basaasayeen Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska.<\/p>\n<p>Magacyada raggaan ay toogteen waxa ay ku kala sheegeen:-<\/p>\n<p>1-Cabdicasiis Cabdi Salaam Sheekh Xasan\u00a0 oo ah 22 jir ah kuna eedeeyeen in uu u shaqeynayay Sirdoonka Mareykanka.<\/p>\n<p>2-Maxamed Cabdullaahi Cawil oo 35 sano jir ayaa ku eedeysnaa la shaqeynayay Ciidamada Bangaraafta ee Mareykanka uu tababaray, iyaga oo sheegay in si gaar ah ugu gacan siiyay weerar ay ku qaadeen Guri ku yaalla Degmadaas.<\/p>\n<p>3-Jeyllaani Cabdullaahi Nuur oo 36 jir ah Sirdoonka Dowladda Federaalka iyo Mareykanka ayay Al-Shabaab sheegeen in ay uu kala shaqeeyay Duqeymo ka dhacay Shabeelaha Hoose, isaga oo Sim Card geliyay Labo gaari oo la duqeeyay.<\/p>\n<p>4- Cawaale Axmed Maxamed 32 sano jir waxaa loo heystay la shaqeynta Sirdoonka Mareykanka ee loo yaqaan MI6 sida ay Al-Shabaab sheegeen.<\/p>\n<p>5-CabduQaadir Isxaaq Amiin oo ah Ninka Shanaaad ee la dilay, Al-Shabaab ma sheegin da&#8217;diisa, waxa ayna ku eedeeyeen in Dowladda Federaalka uu Basaas ugu qoray Jubbooyinka.<\/p>\n<p>Xarakada Al-Shabaab ayaa inta badan toogata Dadka ay ku eedeeyaan in ay la shaqeeyaan Dowladda Federaalka iyo kuwa Reer Galbeedka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gelinkii dambe ee Maanta Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ku toogtay k nin oo ay sheegeen in ay ahaayeen Basaas u shaqeynayay Dowladaha Reer Galbeedka. Waxa ay sheegeen in Qaarkood ay Shirqool fuliyeen, halka kuwo kalena ay ku howlayaan sida ay ku sheegeen hadal ay soo dhigeen warbaahinta taageerta. Shanta Nin ee ay Xarakada Al-Shabaab ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8989"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8989"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8989\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}