{"id":892,"date":"2018-07-07T09:06:52","date_gmt":"2018-07-07T08:06:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=892"},"modified":"2018-07-07T09:06:52","modified_gmt":"2018-07-07T08:06:52","slug":"qarax-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qarax-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Daqiiqado kooban ka hor jugta Qarax weyn ayaa laga maqlay Magaalada Muqdisho,waxaana aan wali la ogeyn khasaaraha uu geystay.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama gaar ahaanna agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhawaaqa Gaadiidka Gurmadka deg degga ah ayaa laga maqlayaa agga uu Qaraxa ka dhacay.<\/p>\n<p><strong>Filo soo kordha.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daqiiqado kooban ka hor jugta Qarax weyn ayaa laga maqlay Magaalada Muqdisho,waxaana aan wali la ogeyn khasaaraha uu geystay. Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama gaar ahaanna agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya. Dhawaaqa Gaadiidka Gurmadka deg degga ah ayaa laga maqlayaa agga uu Qaraxa ka dhacay. Filo soo kordha.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":857,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/892"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=892"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/892\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}